Page 1 of 1

Hawiye groups join ranks in the resistance!

Posted: Thu Dec 06, 2007 6:12 am
by Somaliweyn
Dagaal culus oo dhexmaray Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Kooxo hubeysan oo jidka u galay

Khamiis, December 06, 2007(HOL): Ciidamo ka tirsan ilaalada Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan iyo Kooxaha kacdoonka ka wada qeybo ka mid ah Goballada dhexe ayaa gelinkii danbe ee shalay waxaa uu dagaal culus ku dhax-maray Aga-gaarka Degmada Hal-gan ee Gobalka Hiiraan sida HOL uu u xaqiijiyay Wariye Cilmi Max'ed Waare oo la socday Gudoomiyaha Gobolka.

http://www.hiiraan.com/news/2007/Dec/wa ... 6-2428.htm

-----

Maxamed Dheere: "Day Hee Mudulood Muqaawamey naqdeen'e


“Waxaad hesheen oo la idinku sharfay Raysal wasaaraha Soomaaliya, balse waxaa cad inaadan si daacad ah u taageerayn dowladda Soomaaliya, taasna waa dhibaatada taagan ee dhexdiina loogu dilayo mas’uliyiinta iyo xubnaha maamulka Dowladda” ayuu yidhi Maxamed Dheere oo hadal u jeedinayay xubno ka tirsan beesha Mudulood oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=8400

------

Hawiye traitors are been targetted by their respective groups.

In Hiiraan, the traitor Dabageed is not safe from his own people. In Mogadishu, the traitors hiding behind the name of Mudulood are not safe from their own people. In Guriceel, the traitors working for the puppet regime have been ousted.

Soon, all regions inhabited by Hawiye groups will be engulfed in resistance and guerrilla warfare.


Lets hope other Somali groups join, till now only one promising group is organizing itself in Jubba regions. And in Baidoba the resistance is also growing. And lets see which Somali groups are left on the wrong side of history.

Re: Hawiye groups join ranks in the resistance!

Posted: Thu Dec 06, 2007 6:26 am
by galia
Victory is near Cool

Re: Hawiye groups join ranks in the resistance!

Posted: Thu Dec 06, 2007 8:15 am
by Somaliweyn
Faaf faahin:- Gaari Ural ah oo lagu gubay M/Baydhabo ee G/Baay
Beerdhiga 06.12.2007 15:15

Abaarihii saaka 07:30 subaxnimo ee maanta xiliga Magaalada Baydhabo ayaa waxa Qarax Miino lagu gubay mid ka mid ah kolonyo gawaari ah oo ay wateen ciidamada gumeysiga Itoobiya iyo kuwa DFKMG ah ee la shaqeysa gumeysiga Itoobiya xili ay marayeen inta u dhaxeysa “Hotel Eedan” iyo “Isha Baydhabo” ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Qaraxan miino oo ahaa mid aad u weyn isla markaana ahaa nooca meelaha fog laga hago ayaa waxaa lagu gubay hal gaari oo uuraal ah oo la socday kolonyo ku sii jeeday xarunta Madaxtooyada Villa Baydhabo.

----------------

A Ural truck blown to pieces in Baidoba.


The resistance is reaching everywhere the EThiopians are, from Gobolade dhexe to down south.

It is a matter of time before all pockets of resistance spots are linked into one campaign, in which EThiopians are attacked from every direction, from Ogaden region, Gobalade Dhexe, Luq, Jubba regions, Hiiraan etc...while some are locked in Benadir region.

Re: Hawiye groups join ranks in the resistance!

Posted: Thu Dec 06, 2007 9:25 am
by ciyaal_warta
VIVA DA RESISTANCE

somaliweyn good news abti...even malez said the resistnace is more powerful than before btw dabageed is dead man walkin he will die wif the rest of traitors Very Happy u heard the biggest traitor is in hospital i dont wana him die in the bed(datz the death of peaceful man) i wana him die in the hands of muqawaamaha(its ALLAH who takes and gives)

Re: Hawiye groups join ranks in the resistance!

Posted: Thu Dec 06, 2007 2:22 pm
by Nolol cusub
Shoot the enemy before kills you.


Not a bad philosophy. This is another area where our people have improved.

Re: Hawiye groups join ranks in the resistance!

Posted: Sat Dec 08, 2007 11:10 am
by Somaliweyn
Iska hor imaad xoogan oo goordhaw ka bilawday Qaybo ka mid ah Degmada Wardhiigleey
Beerdhiga 08.12.2007 18:14

Dagaal xoogan oo bilawday abaarihii 05:20 galabnimo ayaa ilaa iyo hadda oo ay saacaddu ku beegantahay 06:10 maqribnimo waxa uu ka soconayaa agagaarka Geed-jacayl ilaa iyo isgoyska Aadan Cadde.

Dagaalkaan ayaa ah mid aad u xoogan oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan waxaana gariirka hubka laga dareemayaa meelo aad uga fog goobaha dagaalku ka dhacayo.

---

Kooxo hubeysan oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Buulo-Burte ee Gobolka Hiiraan

Sabti, December 08, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan, kuwaasi oo lagu soo waramayo in ay haatan gacanta ku hayaan Degmadaas.

Kooxaha hubeysan ee la wareegay gacan ku heynta degmada Buulo-Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa la sheegay in markii ay Degmada qabsadeen ay sii daayeen maxaabiis ku xirneyd Saldhigga Degmada

------------------------------------------------------------------------------------

Indeed, it looks bad for the Ethiopian occupation and their Somali puppets.

Let the fire of resistance lit every corner of Somalia Exclamation