Maanta waxan jeclahay walaalayaal inaan , inaagoo Alle ugu mahad celinayna , hablaha sharafta iyo quruxda leh ee ku sugan Snet , qiimaha aad u sareeya, iyo kalgacalka inagu abuurmay si la ma ilaawaan ah aynu u muujino { bollox eh

Anigu list-keygu wuxuu ku bilaabmay
Kambuli,Navy9 iyo Niya --> Some of the most noble human beings
Kooxda kubadda ciyaarta oo ey Ismahan ka mid tahay {Snet best kept secret }.Even Alluring baa beriyahan is bedel weyn ku dhacay , insha Allah na Dangirl waa inoo soo debci doonta

Waxaan kalo ku daraya Nabeela , she truely oozes femininity, such a delight to observe.
How can I forget Basra { I was a regular in her luuq a couple of years ago} wax ka hadal macaan Basra maba jiro , markaad gooni ula baxdo

We have the latest crop of our outstanding individuals hailing from Kenya oon af soomaliga barayno insha Allah iayaguna oo Leila 2007 oo kale ah .
And then we have Mystic Angel , waan ka yara yaabay taas . She was the agressive type 2 years ago , and she's even more combative now .What's wrong with her ? Anyway since it's a "feel good " thread , we kinda like her too

Ooh and of course from the diplomatic corps , we have Razzberry , there's something " mahatma Gandhi" like in that girl
