Page 1 of 2

Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 11:20 am
by Ina Baxar
Dhowrkii maalmood ba waxa inoo caado ah in halkan Snet la is yara xasuusto.
Maanta waxan jeclahay walaalayaal inaan , inaagoo Alle ugu mahad celinayna , hablaha sharafta iyo quruxda leh ee ku sugan Snet , qiimaha aad u sareeya, iyo kalgacalka inagu abuurmay si la ma ilaawaan ah aynu u muujino { bollox eh Laughing }
Anigu list-keygu wuxuu ku bilaabmay
Kambuli,Navy9 iyo Niya --> Some of the most noble human beings
Kooxda kubadda ciyaarta oo ey Ismahan ka mid tahay {Snet best kept secret }.Even Alluring baa beriyahan is bedel weyn ku dhacay , insha Allah na Dangirl waa inoo soo debci doonta Laughing
Waxaan kalo ku daraya Nabeela , she truely oozes femininity, such a delight to observe.
How can I forget Basra { I was a regular in her luuq a couple of years ago} wax ka hadal macaan Basra maba jiro , markaad gooni ula baxdo Laughing
We have the latest crop of our outstanding individuals hailing from Kenya oon af soomaliga barayno insha Allah iayaguna oo Leila 2007 oo kale ah .
And then we have Mystic Angel , waan ka yara yaabay taas . She was the agressive type 2 years ago , and she's even more combative now .What's wrong with her ? Anyway since it's a "feel good " thread , we kinda like her too Laughing .
Ooh and of course from the diplomatic corps , we have Razzberry , there's something " mahatma Gandhi" like in that girl up

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 11:29 am
by Koronto91
Ina Baxar,

Nice thread, man! up

Laughing @"Basra's Luuq"

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 11:39 am
by Ina Baxar
Koronto meel dumarka laguu caayo iyo hablaha loo xoog sheekto iyo waxyaalahan kale , waa meel cadceedda iftiinkeedu marnaba taaban. "Alle iyo Nebi" bey yidhadaan ciisuhu , waa maxay gudcurkani!!!

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 11:47 am
by kambuli
Wow...Ina Baxar,

Taasi mid inoo dhexeysa...Xushmo....!

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 11:54 am
by Koronto91
Ina Baxar,

Dee, waa saas! Bal wax iiga sheeg "Basra's Luuq"...I didn't even know there was such a thing. Laughing

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:06 pm
by Niya
Mahad badan Ina-Baxar for the vote of confidence!

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:12 pm
by Ina Baxar
Woow , Niya , single post , impressive!!! Laughing {maalmahan 3 iyo 4 baad is daba dhigta ee}
Koronto war niyow , Basra berigaan is niqiin , ummdaas Ilaahey bey ku dhex jirtay .
Masuuliyad gaar ah baa lo dhiibay dabadeed oo hasawaahiyi baa hanjabaad isku bedelay , waa intaasey meesha inaga saarta ee waxba sheegi kari maynee iska ilow Laughing

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:13 pm
by SummerRain
LOL@ Snet's best kept secret. Do you know something about me that I dont, baxarow. Laughing

Thanks dear. You are truly a gentleman. rose

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:17 pm
by Alluring
This post proves inaad fruit tahay!!!

Man up!

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:19 pm
by Ina Baxar
Laughing , waa sax Alluring adiga mudan walaal!!
Af soomaali bay xita isku dayaysaa , qurux weynaa!

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:30 pm
by HELWAA
I see my name is not mention....i wonder why Confused

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:34 pm
by Ina Baxar
You wonder why? because adiga Helwaa ma cid kalaa lagu barbar joojin kara , inadeer ??!
Helwaa inadeertey , haddanay inagu dhex jirin , sow gebigeedu ba meeshu ma miyir beesheen!!
PS: sow adigii yidhi waan baxay ee , maxaa ku soo ceshay ? Laughing

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:36 pm
by Voltage
Nabeela rose Laughing Laughing

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:51 pm
by HELWAA
I'm just a visiter......soo tii aan idhi waan iin soo booqan mar mar.

Re: Feel good thread

Posted: Thu Dec 06, 2007 12:56 pm
by Hyperactive
lol ina baxar.
walle nin rag ba tahay.
mesha light it up man.
wey isko yara qasan tahay.
aniguna waqtigi hortadey da ba lagaray.
si wad the good work.