Reer Buuhoodle supports Garxajis in Daroor
Posted: Fri Dec 07, 2007 4:32 am
Isimada waxgardaka Buuhoodle oo hawlo nabad raadis ah u aadaya Deegaanka daroor
(Buuhoodle, Feb 19 2007, Ceegaag Online)
Iyadoo labadii todobaad ee la soo dhaafay ay dagaalo xun labo beelood oo is baahaysi wada ah ku dhex marayeen deegaanka Daroor ee Kilinka Shanaad ee soomaalida Ethopia ayaa waxaa hadda halkaasi u ambabaxaya isimo iyo Odayaal reer Buuhoodle ah oo si weyn looga qadariyo deegaanda soomaalida, si ay waanwaan ugu dhex galaan labada dhinac.
Amababxa waxgaradkan oo la filayo inuu hirgalo maanta ilaa berrito ayaa ka dambeeyey dhowaan markii ay Isimada iyo odayaasha buuhoodle ay Baaq nabadeed u jeediyeen dhinacyada halkaasi ku dagaalamaya.
Waxa kale oo Dhowaan Buuhoodle soo gaadhay baaqyo ay soo direen dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka daroor, baaqyadas oo ay kaga dalbadeen waxgaradka Buuhoodle inuu soo kala gaadho si loo joojiyo Colaadda halkaasi ka holcaysa.
Maxamed Sulub Abyan Buuhoodle, Cayn
Burco iyo Gaashamo
Gaashamo iyo Sirow