Page 1 of 4

Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Fri Dec 07, 2007 9:49 pm
by shidow1

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 8:26 am
by Hyperactive
wa iska aadi.
awowyadeyn ba intay tay ka helan so hadan bey aroor ka dali jireen.lol
my sub sub clan named bah gaalad.
because mid amharo ah o gaal ah bo adeygi reer ka keenay.
so her kids were called bah gaalo.
walle somalido ma nahaan.lol

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 12:51 pm
by Ina Baxar
I love xabashi music wallahi .
Naagohoogan see ka yaabay laakiin. Waxa dhaqan si kalaa ku yara jira.
Beri baa mid la igu dili gaadhay Laughing . Qaat key inaga iibin jirto oo wax aad u qurux badan bay ahayd. Intey diric soo xidhato oo music " soodaani" ah kuu turtoo bey gurigeeda inoo gogli jirtay. Jaar beynu na ahayn { when I was staying Addis}. Walaalkeed bay xitaa isoo diri jirtay , maalintaan u iman waayo. Anyway to make a long story short , naagta waxa qabay nin askari ah oo magaalada intiisa badan ka maqan ! Laughing

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 12:54 pm
by HELWAA
[quote="Ina Baxar"]I love xabashi music wallahi .
Naagohoogan see ka yaabay laakiin. Waxa dhaqan si kalaa ku yara jira.
Beri baa mid la igu dili gaadhay Laughing . Qaat key inaga iibin jirto oo wax aad u qurux badan bay ahayd. Intey diric soo xidhato oo music " soodaani ah" kuu turtoo bey gurigeeda inoo gogli jirtay Jaar beynu na hayan { when I was staying Addis}. Walaalkeed bay xitaa isoo diri jirtay , maalintaan u iman waayo. Anyway to make a long story short , naagta waxa qabay nin askari ah oo magaalada intiisa badan ka maqan ! Laughing[/quote]

looooooooooooooool...alla maxaaa aduun la soo dhameeyey Laughing

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 12:56 pm
by Ina Baxar
If you've got a lil cash , Addis is the place to be !

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 1:01 pm
by HELWAA
I already been there.

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 1:07 pm
by Hyperactive
lol ina baxar.
waryee isko hishhod.lol

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 1:07 pm
by Ina Baxar
No , Helwaa , I stayed in th Continental hotel or sum in " Old airport"
.
Sheekadu waxa weeye , oday hooyaday u abti ah baa weligii ku noola Ethiopia . Inaan isaga ku dego , buu reerku igu oga , laakiin odaygu qaadka iyo waxooga tumashada wuu iska dhex arka ma ogtahay .
Markaa intaan hotel horta ku degay , baan markii lacagtii iga dhaamatay , alabaabka gurigiisa ku garaacay , sidii wax shalay soo galay magaalada Laughing

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 1:12 pm
by HELWAA
goormaad joogteyna adiss?

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 1:18 pm
by Ina Baxar
99-kii

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 1:21 pm
by HELWAA
i was there 92.

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 2:43 pm
by Ina Baxar

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 2:45 pm
by gurey25
Laughing Laughing
i know what you mean ina baxar

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 2:46 pm
by Phd in naago kudis
I lost my virginty to a xabashi girl

god bless her Cool

Re: Is it wrong to fall in love with a Habishi woman....

Posted: Sat Dec 08, 2007 2:47 pm
by Ina Baxar
Loool, I really respect Ethiopian women , and do not treat them any different than somalis .
Peace out!!