Somali Parliment Passes New Media Law!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Nation
Posts: 35
Joined: Thu Dec 06, 2007 3:54 am

Somali Parliment Passes New Media Law!!!

Post by Nation »

Is it illegal to insult the president on air the new media law states.


Xeerka Saxafada Somalia oo la ansaxiyey maanta
8 Dec 8, 2007 - 6:45:46 AM

Kulan maanta Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ah ku yeesheen xarunta ADC ee magaalada Baydhabo ayey kaga doodeen xeerka qabyada ah ee Saxafadda Somaliyed lagu dhaqayo iyadoo Mudanayaashii ka soo qeybgalay kulankaasi ay ku kala aragti duwanaayeen qodobo la soo bandhigey.

Guddiga loo xil saaray daba galka iyo wax ka badalka qodobada xeerka Saxaafadda iyo guddiga Saxaafadda Qaranka ayaa halkaasi hadalo ay ka jeediyeen kadib ayaa Guddoonka Baarlamaanka bilaabay in uu cod u qaado ansixinta xeerkaasi oo dhaliyay kala fikir duwanaansho.


"Waxaa kulanka maanta soo xaadiray 159 Xildhibaan, waxaana ka aamusay ansixinta sharciga saxaafadda 8 xildhibaan, 6 wey diideen, 145 xildhibaana si rasmi ah ayey u ansixiyeen" ayuu yiri Dalxa oo sheegay in wixii maanta ka danbeeyay Saxaafadda Soomaaliyeed lagu dhaqi doono xeerkan oo ay ka soo wada shaqeeyeen Guddiga ka socday Wasaaradda Warfaafinta iyo Suxufiyiin Somaliyed la isugu keenay Baydhabo.

Xeerkan ayaa qodob ka mid ah uu dhigayaa in Wariyaha warka akhrinaya iyo Tifaftirahiisa lagula xisaabtamayo wixii qalad ah ee laga baahiyo warbaahinta Madaxa bannaan.

Saxaafadda Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha magalada Muqdisho ayaa tan iyo markii ay dowladda KMG meesha ka saartay Maxkamadihii Islaamiga soo wajahay xarig DFKMG ah kula kacdey halka qaarkood naftooda ku wayeey dilal qorsheysan oo aan la garaneyn cid ka dambeysay.

GaroweOnline,Muqdisho
Nation
Posts: 35
Joined: Thu Dec 06, 2007 3:54 am

Re: Somali Parliment Passes New Media Law!!!

Post by Nation »

Baydhabo: Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka Saxaafadda
8. December 2007

Baydhabo(AllPuntland)- Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Xeerka Saxaafadda oo ka doodistiisa mudo soo jiidanmeysay, iyadoo dood dheer kadib Xildhibaanada Baarlamaanka cod u qaaday.

Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka ahna Ku Simaha Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa XIldhibaanada ka codsaday in cod loo qaado iyadoo markii danbe uu Guddoomiyuhu ku dhawaaqay natiijada rasmiga ah, waxaana cod aqlabiyad lagu ansixiyay Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed lagu dhaqayo, iyadoo 145 Mudane ay HAA ku coddeeyeen, halka 8 xubnood ay ka aamuseen waxaana ka horyimid 6 Mudane.

Prof. Dalxa ayaa sheegay in sharcigan cusub uu yahay midka rasmiga ah ee lagu dhaqaayo Saxaafadda Soomaaliyeed, waxaana sharaxaad kooban ka bixiyay intii ay socotay ka doodistan xeerkan Guddiga loo xil saaray dabagalka iyo wax ka badalka qodobada uu ka kooban yahay iyo guddiga saxaafadda qaranka Soomaaliyeed oo sheegay in uu yahay mid xiligan loo baahan yahay in la ansixiyo.

Sharcigan ayaa noqonaya mid xadida Saxaafadda Madaxa Banaan oo mudooyinkan danbe culeys kaga imaanayey Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo horay u soo saaray sharci midkan la mid ah kaasoo meesha ka baxaya xiligan.

Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho
Nation
Posts: 35
Joined: Thu Dec 06, 2007 3:54 am

Re: Somali Parliment Passes New Media Law!!!

Post by Nation »

Baarlamanka Xukuumada Somalida oo ansixiyay xeerka saxaafadda.

Kulan maanta Xildhibaanada Baarlamaanka ay ku yeesheen xarunta ADC ee magaalada Baydhabo ayey kaga doodeen xeerka qabyada ah ee Saxaafadda Soomaaliyeed lagu dhaqayo iyadoo Mudanayaashii ka soo qeybgalay kulankaasi ay ku kala aragti duwanaayeen qodobo laga hor aqriyay Baarlamaanka.


Guddiga loo xil saaray daba galka iyo wax ka badalka qodobada xeerka Saxaafadda iyo guddiga Saxaafadda Qaranka ayaa halkaasi hadalo ay ka jeediyeen kadib Xildhibaanada u aqriyay iyadoo Guddoonka Baarlamaanka uu markaasi bilaabay in uu cod u qaado ansixinta xeerkaasi oo dhaliyay kala fikir duwanaansho.

"Waxaa kulanka maanta soo xaadiray 159 Xildhibaan, waxaana ka aamusay ansixinta sharciga saxaafadda 8 xildhibaan, 6 wey diideen, 145 xildhibaana si rasmi ah ayey u ansixiyeen" ayuu yiri Prof. Dalxa oo sheegay in wixii maanta ka danbeeyay Saxaafadda Soomaaliyeed lagu dhaqi doono xeerkan oo ay ka soo wada shaqeeyeen Guddiga ka socday wasaaradda Warfaafinta iyo Suxufiyiin Soomaaliyeed oo la isugu keenay Baydhabo iyo Muqdisho.

Xeerkan ayaa ah mid wixii hada ka danbeeya lagu dhaqmi doono iyadoo xeerkaasi qodob ka mid ah uu dhigayo in Wariyaha warka aqrinaya iyo Tifaftirahiisa lagula xisaabtamayo wixii qalad ah ee laga baahiyo warbaahinta Madaxa bannaan.

AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.
Nation
Posts: 35
Joined: Thu Dec 06, 2007 3:54 am

Re: Somali Parliment Passes New Media Law!!!

Post by Nation »

From now on it is a crime in our beloved country to insult the President and Prime Minister on the Air.


I like the new law what do you guys think?

ps: Freedom of speach is not something that is good for Somalians we talk way to much to have such a freedom.
Nolol cusub
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1231
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Waryaa Revolution

Re: Somali Parliment Passes New Media Law!!!

Post by Nolol cusub »

Whose parliament are you refering to?



The parliament whose legitimacy solely depends on an invading army that rapes defenceless Somali women.

Does such a filthy parliament, even in their own standards, dare to comment the widespread rape that subjected to the internally displaced Somali women.

Your parliament is nothing but Stinking, inferior, monkey, slave parliament.


NC
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”