Mogadishu clean up enters second phase , hunt for elders of looters begins
Muqdisho: Guddoomiyaha G/Banaadir oo sheegay in baadi goob loogu jiro odayaal sheegta Beelaha ******
8. December 2007
Muqdisho(AllPuntland)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb "M.Dheere" ayaa sheegay in baadi goob loogu jiro sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa odayaasha garab ka mid ah beelaha ****** kuwaasi oo maamulka Gobolka Banaadir uu ku eedeeyay iney ku lug leeyihiin dhibaatada magaalada Muqdisho iyo weerarada lagu qaado xarumaha ciidamada Soomaaliya iyo Itoobiya.
"Axmed Diiriye waa xeran yahay, caddaalada ayaana sugeysa, kooxdii uu ka tirsanaa ee uu hoggaamiyo Xaadna ayaana raadineynaa oo baadi goob ayaan ugu jirnaa" ayuu yiri Maxamed Dheere oo sheegay in beesha ****** aysan qabin wax Afhayeen ah isla markaana uusan aheyn Axmed Diiriye buu yiri Afhayeen ******.
"Gobolka Banaadir wax hub ah looma ogola in lagu dhex qaato marka laga reebo ciidamada, qof hub lagu qabtana waad garan kartaa, waxaana u gudbinay haweeneydaasi qeybta la dagaalanka Argagixisada oo baaris ku sameyn doona" ayuu yiri Md. Maxamed Dheere oo ka hadlayey ciidamada Gobolka oo gacanta ku dhigay haweeney sidatay Bastoolad iyo lacag Afar Kun Dollar ka badan taasoo looga shakiyay in ay howlgal fulin rabtay.
Guddoomiye Maxamed Dheere ayaa sheegay in wadooyinka haatan la furay ee horay y xernaa loo xeray arrimo nabadgelyo dartood, isla markaana goobahaasi ay xiligan u muuqdaan kuwa ka soo raynayso xaalada ay horay u ahaan jir iyo tan hada ay ku sugan tahay, taasoo uu sheegay in ay ku timid howlgalada ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay ka fuliyeen.
Ugu danbeyntii Maxamed Dheere ayaa sheegay in xubnaha ka soo horjeeda dhismaha xukuumadda cusub ay yihiin kuwo fikir leh balse isaga maamul ahaan uu u arko in loo hoggaansamo awaamiirta Madaxda sare ee dowladda lagana wanaagsan yahay khilaaf hor leh oo xiligan bilowda.
Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho
Breaking News:Mogadishu Clean Up Enters Second Phase!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Breaking News:Mogadishu Clean Up Enters Second Phase!!!
"Gobolka Banaadir wax hub ah looma ogola in lagu dhex qaato marka laga reebo ciidamada, qof hub lagu qabtana waad garan kartaa, waxaana u gudbinay haweeneydaasi qeybta la dagaalanka Argagixisada oo baaris ku sameyn doona"
Max'ed Dheere oo sheegay in Afhayeenka B/****** lasii deyn doonin inta laga soo qab qabanayo xubnihii ku fakarka ahaa.
Muqdisho, Sabti, 08 December - 2007 [Radio Simba]
Gudoomiyaha maamulka gobolkan Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Max'ed Dheere ayaa sheegay in aan maxkamad lasoo taagi doonin, Afhayeenka B/******, inta laga helayo xubnihii kale ee ka tirsanaa golaha dhaqanka ******, sida uu yiri.
Max'ed Dheere, oo u waramayay Idaacadda Simba ayaa sheegay in Axmed Diiriye, Afhayeenka Odayaasha Beelaha ******, oo imminka u xiran dowladda KMG ah aan lasii deyn doonin, isla markaana wax maxkamad ah lasoo taagi doonin, sida uu sheegay Max'ed Dheere, tan iyo inta laga soo qabanayo gudoomiyihii golaha ****** iyo xubnihii kale ee galahaasi.
Waxaa uu intaa kusii daray in uu ku raad joogo, isla markaana uu soo qaban doono gudoomiyaha golaha dhaqanka B/****** iyo xubnaha kale oo Golahaasi qeybta ka ahaa.
Dhanka kale, Max'ed Cumar Xabeeb Ma'xed Dheere ayaa tilmaamay in xaaladda gobolka Banaadir ay imminka tahay mid wanaagsan, oo dib u soo hagaageysa, sida uu hadalka u dhigay.
Waxaa uu xusay in dib loo wada furi doono wadooyinka imminka xiran, ka dib markii lasoo afjaro, sida uu yiri howl galada ammaanka lagu sugayo.
Max'ed Dheere, Gudoomiyaha maamulka gobolkan Banaadir ayaa ka taariikheeyay, Marxuum C/llaahi Ganey Firimbi, oo maalinimadii shalay ku geeriyooday Cisbitaalka Madiina ee magaaladan Muqdisho.
Waxaa uu tilmaamay in mas'uulkaasi uu ahaa shaqsi kaalin weyn ku lahaa maamulka gobolka Banaadir, isla markaana ku dayasho mudan, sida uu yiri.

-
Nolol cusub
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1231
- Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
- Location: Waryaa Revolution
Re: Breaking News:Mogadishu Clean Up Enters Second Phase!!!
"Gobolka Banaadir wax hub ah looma ogola in lagu dhex qaato marka laga reebo ciidamada, qof hub lagu qabtana waad garan kartaa, waxaana u gudbinay haweeneydaasi qeybta la dagaalanka Argagixisada oo baaris ku sameyn doona" ayuu yiri Md. Maxamed Dheere oo ka hadlayey ciidamada Gobolka oo gacanta ku dhigay haweeney sidatay Bastoolad iyo lacag Afar Kun Dollar ka badan taasoo looga shakiyay in ay howlgal fulin rabtay."
How do people know if the woman wasn't carrying the pistol to protect her $ 4000?
How do we know that the woman wasn't carrying the pistol to defend herself from the widespread rape sqauds?.
After all this what the UN had to say about the conditions of Somali women in Mogadishu.
UN: Rape is now "part of the game" in brutal Somali conflict
Dec 7, 2007, 11:35 GMT
Nairobi - Sexual violence against women in the Somali capital Mogadishu has reached an unprecedented level, with women raped at checkpoints and during the day in front of bystanders by all parties to the vicious conflict, the United Nations said Friday.
The UN children's agency UNICEF said rape was becoming an 'instrument' used by Ethiopian-backed government troops, a new trend in the 17-year conflict, which has worsened dramatically since the New Year.
'Sexual violence and rape are part of conflicts in most parts of the world but we have not seen it on the level as we are seeing it now in Mogadishu,' said Christian Balslev-Olesen, the UNICEF representative for Somalia.
'Sexual violence and rape is part of the game.'
An aid worker based in the bullet-scarred capital said Ethiopian troops, in Mogadishu since the New Year and so embroiled in the conflict they cannot withdraw, cordon off areas after an attack, loot whatever they can and rape women left behind.
Women attempting to flee the violent capital, part of the exodus of 400,000 since the start of the year, are being raped at checkpoints and roadblocks run by the government or pro-government militias.
'The lack of respect for basic humanitarian principles is alarming and horrific,' Balslev-Olesen said, adding that wounded women and children are often left to die in the streets.
Balslev-Olesen said gathering figures on the number of rapes in the capital was difficult, with few international staff based there and many local aid agencies fearing repercussions from the government should they report such numbers.
He said figures collated from different relief agencies showed at least 50 women were raped in the last month.
Children meanwhile are being recruited into militias, with 80 per cent of schools in Mogadishu closed down because of the violence. Some 31 children have been killed on their way to school this year.
Ethiopian-backed government troops swooped into Mogadishu at the New Year, ousting a popular Islamist group and sparking a persistent insurgency that has killed thousands.
Somalia was plunged into anarchy after the 1991 toppling of dictator Mohammed Siad Barre by warlords.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1434 Views
-
Last post by udun
-
- 4 Replies
- 787 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 7 Replies
- 72 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 2 Replies
- 576 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 8 Replies
- 1309 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 1 Replies
- 602 Views
-
Last post by mahoka
-
- 12 Replies
- 925 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 5 Replies
- 563 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 51 Replies
- 3684 Views
-
Last post by Ni Hao
-
- 1 Replies
- 429 Views
-
Last post by Tyrus