Here little of what I thought they were saying to each other....funnies thing:
Dhagool; Dhagool Hooyadiis & Dhaggol Naagtiisa
Vs. Reer-Gakacyood Arji Qore.
Scene #one
All four come in:
scene#1: take 2
commotions coming, All in the scene:
-----
Xamarri deaf mother: Hee, maxaa jiraa hee?
Reer’Gaalkacyood: Aniga asxaan baan wadaa, ee asxaanka aan u wada hadalno!
….hadii kalle aan ku kalla tango meesha!
Xamarri Dhagool’s mother: haye hee, asxaankii waddid sheeg hee!
Reer’Gaalkacyood: Maanta oo dhan buu roob da’a hayay oo meelwalba u marnay ninkaan….
Walaal waxa weeye; saakay saladii markaan irida aan furay ayaa Dhagoolkaan ii yimi!
Horta ma adigaa dhagay dhagoolkaan?
Xamarri deaf mother: oooh oooh, Horta Maqal, Maqal; Dhagool nin e eh, hadiis dhagool yahay dhagookiis adi ma ka dhigin: adba waa kanaa sankaaga waxaas u yeeroohaa sid radio testiiinada ka dhacay camalooti,,,,
Reer’Gaalkacyood: Horta bal joog, bal horta jog….bal joog..bal....
Xamarri deaf mother: Ma dhihi karo dhagool…sees u dhahaa dhagool…sees u dhahaa dhagool; fiiri shuqulkiisa?
Reer’Gaalkacyood: Bal shaydaanka iska naar;
Xamarri deaf mother: Shaydaan Ma Naaraayi’...
Reer’Gaalkacyood: War Acuudi Bilaahi mina Shaydhani rajiim dheh?
Xamarri deaf mother: Ma dhahaayi; Adigaa dheh! Adi eh kuwii laga cuudi-bilaysahaayay
Continue on……
