Majeerteenia commander and 50 of his men defect to Somalilan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Majeerteenia commander and 50 of his men defect to Somalilan

Post by XidigtaJSL »

Warsaxafeed uu soo saaray wasiirka qaashaandhiga somaliland Cabdilaahi cali ibraahim ayaa waxa uu ku cadeeyey in ciidanka qaranka ay isku soo dhiibeen taliyihii aaga bari ee putland yuusuf cabdilaahi oo watay 3 tiknigo iyo tiro ciidana oo gaadhaysa 30 askri kuwaas oo ka soo goostay maamulka putland. xalay cawaysinkiina isku soo dhiibay ciidanka qaranka ee jiida hore ee laascaanood
Yuusuf iyo ciidanka uu watay waxaa kaga hortgay kaantoroolka bari taliyaha ciidanka Somaliland mahad canbaasha ciidamo uu watay.

Wasiirku waxa kale oo intaa ku daray in laba dhalinyara oo oo ka soo dhacay gaadhi landcruiser magalada boobaaso ay qabteen ciidanka ku sugan dararweyne.kadib markii ay ciidanku ogaadeen in baabuurkan uu iska leeyahay nin ganacsade ah una celiyeen cidii iska lahayd gaadhigaas
Last edited by XidigtaJSL on Sun Dec 09, 2007 8:38 am, edited 1 time in total.
User avatar
The-Screw
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19924
Joined: Thu Oct 18, 2001 7:00 pm
Location: Somewhere in the PNW

Re: Majeerteenia commander and 50 of him men defect to Somalilan

Post by The-Screw »

do you mean "50 of his men"...? :D
User avatar
Gifted
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6753
Joined: Wed Dec 05, 2007 2:41 am
Location: Neverland

Re: Majeerteenia commander and 50 of him men defect to Somalilan

Post by Gifted »

[quote="The-Screw"]do you mean "50 of his men"...? :D[/quote]

That's just mean :lol:
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Majeerteenia commander and 50 of him men defect to Somalilan

Post by XidigtaJSL »

[quote="The-Screw"]do you mean "50 of his men"...? :D[/quote]

Right
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”