Who runs this place.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Who runs this place.
Tii ugu darnayd baa ka dhacday maanta Snet.
Iyadoo l markeedi horeba lala yaabnaa ninkan the screw la baxay , baa wuxuu inagu yidhi maanta , nin gaal ah baan madax idiinka dhigaya .
Haddaba waxa weeye , Ilaah baa rag inaga dhigee, waryee the screw meeshan maa wixii ku dhalay baa furtay oo dukaan familigiinu leeyahay miyaa, mise wax dhig leh baanad ahayn oo intaad adigii xiniiyaha iska jartay baad rabta inaad anaga na magaca inaga disho?
Wax badan baan iska aamuusay , laakin waxyaalo aan loo adkaysan karin baa jira!!

-
- SomaliNet Super
- Posts: 16772
- Joined: Sun Jan 02, 2005 6:54 pm
- Location: Cirka Iyo Dhulka Dhexdii
Re: Who runs this place.
ninyow shaqo ka qabo oo karbaash ..
anigu ba waan sanifay waxa baas
anigu ba waan sanifay waxa baas

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Who runs this place.
Maxaan ku helaya dee qumanyo , haddaan garaaco , maxaad igu siin? 

- Endowed_Man
- SomaliNetizen
- Posts: 730
- Joined: Thu Dec 11, 2003 7:00 pm
- Location: Cal Madow
Re: Who runs this place.
Waryaa Ina Baxar, ninyohow cirrolayaashu meesha iney cayayaankan soo kacayoo meesha cagta ku walaaqay u faaruqiyaan sow maaha? mise weli catrad yaroo dheedh-dhicin baad caqiiba ka qabtaayood daadihineysaa? waan kaa shakiyey oday...

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Who runs this place.
Abti , intaad "endowed man" la baxday baad weli ilaa iyo maanta meesha la so faro madhantahay.
Ma anaa ka hor taagan "cayayaankan soo kacayoo "{ like you put it
}.
Weligaa ha iga shikiyiin , niyow, anigu dadka isku dhacaya oon kala qabto , iyo waxan gaalan madax idinka dhigaya maanta inagu yidhi oon eryado ayuunbaan ku shuqul leeyahay .

- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Who runs this place.
ina baxar
the screw is a member of those who brough the ethiopians to somalia; the gaal is only on a temporary basis, untill he gets a full time tigre.
the screw is a member of those who brough the ethiopians to somalia; the gaal is only on a temporary basis, untill he gets a full time tigre.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Who runs this place.
Biko , inaadeer this is UNacceptable!!
Ninkaas gaalka ah wuxu ka wado halkan Snet haddaad ogtihin , maadan aamusteen wallahi .
Fuc.kin bila dhiig madafakas!!

- Mystic_Angel
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4308
- Joined: Mon Nov 28, 2005 7:21 pm
- Location: we are the living graves of murdered beasts, how can we expect any ideal conditions on somalia?
- Contact:
Re: Who runs this place.
I do...How can I help you????? 

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Who runs this place.
You just did , thank you 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 16772
- Joined: Sun Jan 02, 2005 6:54 pm
- Location: Cirka Iyo Dhulka Dhexdii
Re: Who runs this place.
[quote]Maxaan ku helaya dee qumanyo , haddaan garaaco , maxaad igu siin?[/quote]
waar u have my respect as it is awoowe .. xaad kale iga rabtaa?

- Dr.Galbeyte.
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
- Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.
Re: Who runs this place.
[quote="biko"]ina baxar
the screw is a member of those who brough the ethiopians to somalia; the gaal is only on a temporary basis, untill he gets a full time tigre.[/quote]
This Huuno baastard needs to be shot.
Adiga iyo tigree maxaa is dhaantiin?
So labo dal oo daris ah ma tahin ?
the screw is a member of those who brough the ethiopians to somalia; the gaal is only on a temporary basis, untill he gets a full time tigre.[/quote]
This Huuno baastard needs to be shot.
Adiga iyo tigree maxaa is dhaantiin?
So labo dal oo daris ah ma tahin ?
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Who runs this place.
Galbeyte , adiga talyaani baa hablihiina wasi jiray , maantana tigreegu adiga NOT me , ayuu ku dul taagan yahay.
Naftaadi , dhulkaagi iyo dadkaagi baad wax u qaban kari wayday ee ma anigaa wax kaa sugaya adiga , iska eeg meesha niyow

Last edited by Ina Baxar on Mon Dec 10, 2007 10:59 am, edited 1 time in total.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Who runs this place.
[quote="Ina Baxar"]Tii ugu darnayd baa ka dhacday maanta Snet.
Iyadoo l markeedi horeba lala yaabnaa ninkan the screw la baxay , baa wuxuu inagu yidhi maanta , nin gaal ah baan madax idiinka dhigaya .
Haddaba waxa weeye , Ilaah baa rag inaga dhigee, waryee the screw meeshan maa wixii ku dhalay baa furtay oo dukaan familigiinu leeyahay miyaa, mise wax dhig leh baanad ahayn oo intaad adigii xiniiyaha iska jartay baad rabta inaad anaga na magaca inaga disho?
Wax badan baan iska aamuusay , laakin waxyaalo aan loo adkaysan karin baa jira!![/quote]
is that gaal ki mad mac ahaba?

Adiga maxaa kaa galay..dee meshan macmiil baad ka noqotey ma istidhi 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 196 Views
-
Last post by bug a boo
-
- 2 Replies
- 807 Views
-
Last post by military-mind
-
- 4 Replies
- 851 Views
-
Last post by Solja 4 Life
-
- 2 Replies
- 1703 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 60 Replies
- 11074 Views
-
Last post by YunG_GuNNN
-
- 13 Replies
- 879 Views
-
Last post by Newboy
-
- 63 Replies
- 3243 Views
-
Last post by lost-chick
-
- 10 Replies
- 757 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 6 Replies
- 733 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 3 Replies
- 1475 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah