Page 1 of 1
Hyperactive soo gal abti
Posted: Mon Dec 10, 2007 11:46 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
mabilobango makhaayadda weeteey shiekhoow?
Re: Hyperactive soo gal abti
Posted: Mon Dec 10, 2007 11:54 am
by Hyperactive
lol war abti
hadal ka i yara fasir.
wahba ma fahmin other than sheikhoow.lol
Re: Hyperactive soo gal abti
Posted: Mon Dec 10, 2007 11:58 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
waxaan ku idhi reerihi ka waran iyo makhaayadii aad furatay, shiekhoow

Re: Hyperactive soo gal abti
Posted: Mon Dec 10, 2007 12:05 pm
by Hyperactive
horta rerihi wey la dan yahim alhamdullilah.
balse wali makhayadi lama furin.
marki lafuri wa lagugu azomi hilin geel iyo geel milk.
abti hadal jini armad igu ayeysa
ileen wadad ban ahey ishay da yey ko qabanin
iska jir.lol