"Ugaas" Weli kindly told to leave.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

"Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by sadeboi »

Odayaasha beesha Sadde oo magaalada Kismaayo ka saaray maanta Ugaas Maxamed weli oo xubin ka ah Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya

Maamulka magaalada Kismaayo iyo odayaasha dhaqanka beesha Sadde oo maanta kulan ku yeeshay xarunta maamulka gobolka J/hosoe ee magaalada Kismaayo ayaa kaga hadlay sida laga yeelayo Ugaas Maxamed weli oo xubin ka ah Isbaheysiga dib u xoreynta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya ee ka horjeeda siyaasadda dowladda federaalka ay dalka ku maamuleyso iyo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya.

Ugaas Maxamed weli oo diidanaa go’aanka odayaasha dhaqanka ee beelaha sadde iyo maamulka J/hoose ayaa lagu soo waramayaa inuu markii dambe aqbalay inuu magaalada Kismaayo isaga tago, waxaana saaka magaalada ka baxay gaadiid uu watay oo ay gelibinayeen ciidamo tiro yar oo isaga ilaalo u ahaa sida ay ku waramayaan xubno ka tirsan maamulka gobolka J/hoose, iyagoo la sheegay iney qabteen dhinaca gobolka Gedo ee koonfur galbeed Soomaaliya.


Xasan Maxamed Cali (Xasan Dheere) oo ah afhayeenka maamulka gobolka J/hoose ayaa sheegay in joogitaanka Ugaas Maxamed weli oo xubin ka ah Isbaheysiga looga dhowaaqay magaalada Asmara ee dib u xoreynta Soomaaliya kana mid ahaa xubnihi ugu firfircoonaa ee maxaakiimta Islaamka uusan sii joogi karin magaalada Kismaayo, bacdamaa aysan labada dhinac isku siyaasad aheyn, wuxuuna sheegay in xubnin kasta oo ka tirsan isbaheysigaas usan ogolaan doonin inuu joogo meel ka mid ah deegaanaada ay iyagu ka taliyaan ee gobolka J/hoose sida uu hadalka u dhigay.

Xafiiska war qabadka Dayniile
Goternburg, Sweden
dayniilecom@hotmail.com
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by sadeboi »

Madaxdii Iyo Ugaas Yadii Ka Qayb Galay SHirkii Asmara Oo Laga Eryay Kismaayo

News (Kismaayo}10.12-7"Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka iyo waxgardka beesha Sade ee ku sugan magaalada Kismaayo ay ka musaafuriyeen magaalada Kismaayo Ugaas Maxamed Weli oo ka mid ahaa odayaal dhaqameedyadii ka qeyb galay shirkii Casmara, kana mid ahaa taageerayaasha ugu cadcadaa ee Maxaakiimta Islaamiga.

Go’aan ay maanta si wada jir ah u gaadheen odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beesha Sade ee magaalada Kismaayo ayaa waxay amar ku siiyeen in Ugaas Maxamed Weli iyo ciidamada la socota isaga baxaan Kismaayo, iyagoo sheegay in Ugaasku uu ka mid ahaa taageerayaashii Maxaakiimta Islaamka sidaas darteed ayay Odayaashu sheegeen in aanay doonayn qas iyo fowdo ka dhalata magaalada Kismaayo.

Afhayeenka dhaqanka beesha Sade Xasan Maxamed (Xasan Dheere) ayaa sheegay in aanay marnaba ugu qanci karin in qalqal laga dhex abuuro magaalada Kismaayo.

Ugaas Maxamed Weli oo laf ahaantiisa ka soo jeeda beesha Sade oo dhawaan soo gaadhay magaalada Kismaayo ayaa u hoggaansamay go’aanka maanta laga soo saaray Kismaayo, wuxuuna isla maanta isaga baxay magaalada Kismaayo, lamana sheegin meesha uu u baqoolay.

Dhinaca kale Maxamed Amiin Sheekh Cismaan oo ka mid ah xubnaha Golaha dhexe ee isbaheysiga dib u xoreynta ayaa sheegay in ay maamulo u sameynayaan deegaano ka tirsan gobollada Jubbooyinka.

Mas’uulkan oo ku sugan magaalada Dhooblay ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in dhinacyada nabadgalyada, Canshuuraha iyo maamulkaba ay u sameyn doonaan deegaanno ka tirsan Jubbooyinka.

Widhwidh Online News Desk..Media Center
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by sadeboi »

Some people have uttered that some of the Kismaayo mamul leaders are terrorists and ICU supporters and have that mindset. But this shows that beesha SADE will not have accepted and ICU supporters and a person who is not for the interest of beesha. Absolutely throwing the claim that beesha SADE do not support mamulka cusub out the window.
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by Gedo_Boy »

loool @ your quotes in Ugaas Laughing is it the Reer G guy? He was STILL in Kismayo?

why did he do that horta?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by sadeboi »

Well some make him seem like another ugaas of SADE...if they said ugaas of reer-garad that would be ok. He came to Kismayo 2 days ago. The guy was a hard worker for the ICU, and was active in their maamuul. He is now part of the asmara camp.
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by Gedo_Boy »

Well he made a big mistake disrupting peace
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by xoogSADE14 »

SB

Why Ina Taano had a change of heart is not something I'm willing to disclose here. But since you claim to know everything, you should already know. Or you can ask your pops.

JDF

Guuto Sadexaad.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by sadeboi »

Xoog..ina taano never had a change of heart because he never worked with icu iyo asmara..he supported their ideology of creating a Islmaic state, just like I do and I don't think he changed his mindset. Lakiin he never used icu and other to fight or stand against SADE. He only came to be known when af-guduud harassed beesha. The problem you have with him, is the problem that people who hail from a certain clan I know have, which is "I JUST DON'T LIKE HIM BECAUSE WE ARE SUPPOSED TO RULE." Taasne qofki ku naceb taano ama shaqsiyaalkale ee SADE dee warkooda ma rabbi.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by xoogSADE14 »

SB

If you think my problem with Ina Taano was because hes Reer Siyaad sxb dee waxaanan ogeeyn baad ogtahay.

p.s. Mareexaan doesn't have "rulers" kid, we have leaders and even they lead one at a time.

Hala taageero maamul goboleedka Jubbaland, ciidamada difaaca gobolka iyo xildhibaanada cusub.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by Luq_Ganane »

Horta was this that dude that was in Xamar talking shid like I'm the Ugaas and I support ICU? I wasn't really following Somali politics but I remember something like that.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by xoogSADE14 »

Luq

Sxb this Wali character is a nobody sxb, hes not even worth discussing.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by Luq_Ganane »

^^

Xoog,

The great Reer Garad sharaftu ka qaaday. Laughing
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by xoogSADE14 »

Anagoo dhan buu na ceebeeyay kalabka. Ugaasnimadii Mareexaan ee soo jireenka aheeyd buu meel uga dhacay.

A few years ago, asagoo shiid ah buu Eastleigh dhex lugeeynaayay sxb marka waxa ka hadal siinaaya waa shilimaad.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by Luq_Ganane »

[quote="xoogSADE14"]marka waxa ka hadal siinaaya waa shilimaad.[/quote]

Laughing Laughing Laughing
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: "Ugaas" Weli kindly told to leave.

Post by sadeboi »

[quote="xoogSADE14"]SB

If you think my problem with Ina Taano was because hes Reer Siyaad sxb dee waxaanan ogeeyn baad ogtahay.

p.s. Mareexaan doesn't have "rulers" kid, we have leaders and even they lead one at a time.

Hala taageero maamul goboleedka Jubbaland, ciidamada difaaca gobolka iyo xildhibaanada cusub.[/quote]

Xoog, dee walaal, runta aan isku sheegno, hadi aan maanta oo dhan aan k heeyo qof ba necbahay and do not give a reason why people will come up with a reason for your hate for that man, especially when such reasons have been said in the real world. Laughing

Waxaad uga so horjeedid maad sheegtid, sidi nine u hadal oo meelo ha ku gabanin, waxaad uga so horjeedsantahay sheeg. War cad weeye ina adeer, ama ino wada sheeg sababta aad ku necebtahay ama haba nagu so qadin in aaba necebtahay ma fahamtay. Billahaan oo dhan uun waxa rabbey dialouge ee ada diidsana.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”