Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by sadeboi »

Salaamucaleykum,

Horta waa been abuur wararka salka iyo radka laheyn oo dadka qaarkood ku dhawaaqayaan oo aah in beesha SADE ee meeshaan mamushu. Beesha SADE waan oghay oo waa beel dadka dhan ama inta u badan eyna jecleen sabab ka mid inte jeer eey dadkaas karbaashgareyeen. Balse madaamo aan nahay dad xigmad leh waxaan rabney in aan khilaafka uu dhaxeeyo qaar ka mid ah shacab s.net iyo screw xallino, waxaan rabne heeshiis in aan helno oo aan isku wada afgarno, taas oo marqaati laga wadi noqondoono loona gudbin doono adminka weyn. Soo gala dadka dhacwada iyo eeydeynta wado. Ina baxar and co so gala oo fikradiina dhiibta.

Suldaanka SADE
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by Ina Baxar »

1/ Marnaba nin gaal ah moderator la inooga ma dhigi karo
2/ Wixii majeerten aha ee la isku wada daray ee dibadda loo saaray , magacyadoodi ha loo cesho .
3/ Arrinta kale ee HG, iyaga na la isku daray , hadday dhab tahay , iyagana ha la soo cesho .
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by sadeboi »

Inti la so cellin dadkaas, horta ma is weydiisey maxey sameyeen?

Shuruudo ku xir so celintooda adigu. Saa qof dhambiile ah la iskama so celinkaro.

Ninka gaalka ah, vote ba lagu dhaawaqi doono, oo taas waa mid ey beesha tageersantahay in la votegareyo, Screw hadu diido votingka dee kuli waan kaso wada jeedsani.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by Ina Baxar »

Arrintan ninka gaalka ah ee moderator ka dhigaysaan , ayaad kala tashateen? taa horta ka hadal!!
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by Shirib »

I asked. Screw didn't tell us.
User avatar
Spookie
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 762
Joined: Tue Nov 13, 2007 1:08 am
Location: Alaska

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by Spookie »

Bottom line is that the shark must be fed (not that it is in my best interest to name this certain shark) but the truth remains that everyday someone is said to be banned.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by Ina Baxar »

War vote maxaa keenay??!
Sidee buu nin gaal ah anaga halkan madax inoogu noqan kara? Miyaad waalantihin horta?
User avatar
Starscream
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2526
Joined: Mon Sep 10, 2007 11:16 am
Location: Qardho District.

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by Starscream »

Ina Baxar, time for wadahadal waa la dhaafey.

Reerkeyga is being opressed here, hubkeeyga waan diyaarsadey. Screw will be toppled before Eid al Adha.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by xoogSADE14 »

Anigu dad Soomaali ah in meesha laga ceeyrsho (hadeeysan diinteena ugafin) ma qabo. Laakiinse gaalada iyo ajanabida sidii la rabo halaga yeelo.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by sadeboi »

[quote="Ina Baxar"]Arrintan ninka gaalka ah ee moderator ka dhigaysaan , ayaad kala tashateen? taa horta ka hadal!![/quote]

Horta propaganda jooji, we are only hear to mediate WE ARE NOT MODS. If you don't want us to be mediate then we will leave you guys alone. After all we have the gedo section to go to. :lol:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by Somalistan »

Starscrm,

lol:

You sound like Yusuf indhacade.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by Ina Baxar »

Sadeboi , haddaadann gar qaadi karayn , waa arrin kaa culusee , ha isku dayin.
your words-->"Ninka gaalka ah, vote ba lagu dhaawaqi doono, oo taas waa mid ey beesha tageersantahay in la votegareyo,"


My reply -->"War vote maxaa keenay??!
Sidee buu nin gaal ah anaga halkan madax inoogu noqan kara? Miyaad waalantihin horta?

Miyaad ka hadlaysa , misee maya !! :lol:
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by Koronto91 »

I'd like to know why Ismahan123 was banned last night after the James Dahl thread incident?
User avatar
shidow1
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5873
Joined: Sat Jul 21, 2007 3:36 pm
Location: Sarman

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by shidow1 »

Somebody got to win.....who owns jubbaland..... :lol: :lol:
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Beesha SADE speaks about s.net, soo gala.

Post by xoogSADE14 »

Ina Baxar

Gaalkaad ka hadleeysid maxuu yahay?

Iga Walahi ahe hadii gaal iska daaye ajanabi meeshaan mod looga dhigo maalinkaasaa iigu dambeeysa.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”