Page 1 of 1
CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 8:27 am
by JeyR
baaq ay soo sareen taliyayasha ciidanka buuhoodle
ku: dhaman bulshada ssc
ku: dhaman isimada cuqasha waxgaradkii kaqaybgalay shirki boocame
hadii anu nahay taliyayasha abanduulayasha ciidanka buuhoodle waxan cadaynayna in anu marnaba naga go.antahay an an ladagalaano cadawga kusoodulay caro dhulbahante.
waxan cadaynayna dagalka ama difaca dhulka in uu naga go.anyahay hase ahatee anan marnba ku dagalami doonin shatiga ama magaca puntland sababajira awgood.
taniyo intii ladhisay dawlada puntland ee cade muse madaxda kayahay majirin waxa xidhiidh buran o naga dhexeeyey ciidanka buhodle iyo puntland.
waxan marlabad ku celinayna in anu tagersanahay dhaman qodobadii kasoo baxay shirki boocame ee dhulbahante kana midnahay difaca iyo xoraynta dhulka dhulbahante waxanuna awood uleenahay in anu difacno dhaman ssc.
waxanu cadaynaynaa in anan aqbalin talisyada cusub ee dhawan uu magacabay madaxweynaha puntland ee uu usoo magacabay dhaman goblada ssc
1 gaashaanle sare ismaciil xashi badari
2 gaashaanle sare cabdilahi kayse adan dirir
3 gaashaanle dheexe cabdiraxman cabdilahi axmed (afwayne)
4 col. axmed jamac dhuux
5 dhamme dhagaweyne xaji guuled culijoog
6 dhame cumar boobe
7 gaashaanle sare cabdilahi adan qanbi (faragod)
8 dhame cawl cali samater
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 10:36 am
by Hotguyy
F***CK REER HAGAR AWALBA ISAAQ BAY XIDHIIDH HOOSE LA LAHAAYEEN. PUNTLAND WILL KICK THESE THIEFS WHO CAPTURED LAS AANOOD WITHOUT REER HAGAR
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 1:28 pm
by Executive
Taliyaha Saldhiga Booliska Buuhoodle oo Beeniyey warar ay baahiyeen Website-yada qaarkood
Tuesday, 11 December 2007
Taliyaha Saldhiga Booliska Buuhoodle & saaraakiil kale oo saldhigaasi ka hawlgasha ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Baaq ay websit-yada qaarkood ku sheegeen inay soo saareen saraakiisha ciidamada Buuhoodle qaarkood oo uu ku jiro taliyaha saldhigu.
baaqaasi oo aad ka akhrisan karto xaga hoose ayaa waxa uu taliyaha saldhigu ogaysiinayaa dhamaan Isimada SSC, taliyayaasha Ciidamada booliska Puntland, Taliyaha Qaybta Booliska Buuhoodle & dhamaan Bulshada SSC in aanu jirin wax baaq ah oo ay soo saareen saraakiisha ciidamada Buuhoodle qaarkood, warkaas ay baahiyeen Website-yaduna uu yahay Wax la soo dhoodhoobay oo Ihaano ku ah Deegaanka, saraakiisha lagu saxiixay & Weliba Ardaa ka mid ah Ardaayada Deegaanka.
taliyaha Saldhiga Booliska Buuhoodle Cabdilaahi aadan qambi ( Farogod) waxa uu sheegay in Ciidamada Saldhiga Booliska Buuhoodle ay haystaan shaqadoodii & waajibaadkoodii, isagoo sidoo kale kula taliyey dadka baahiyey Beenta intaasi le'eg inay ka xishoodaan Ilaahay, ixtiraamaana dadweynaha sida hadalkisa uu u dhigay.
taliyaha Saldhigu waxa uu sheegay in dadka qoray maqaalka noocaas oo kale ahi aanay ahayn dad suxufiyiin ah marka loo eego sida ay kelmadaha iska hor imanaya ugu muujiyeen maqaal keliya & weliba sida ay uga aradan yihiin qoraalka.
Buuhoodlemedia.com
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 2:11 pm
by JeyR
[quote="Hotguyy"]F***CK REER HAGAR AWALBA ISAAQ BAY XIDHIIDH HOOSE LA LAHAAYEEN. PUNTLAND WILL KICK THESE THIEFS WHO CAPTURED LAS AANOOD WITHOUT REER HAGAR[/quote]
Dude Reer Hagar did not say they don't wanna fight for dhulbahante or they are with somaliland, they just can't understand Cade Muuse who lost everything..... get it now..
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 2:25 pm
by Executive
Reer Buuhoodle have always been against Cade Muse, They refused to hand over their weapons when he asked for it. Wa Rageedi
And other places in Cayn like Horufadhi, Widhwidh ect, Its controled by Dhulbahante Warlords that are independent from the Puntland army.
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 2:42 pm
by The_Emperior5
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 2:53 pm
by yawle
Rer Hagar are a small subclan. They got belted like byches when they had all the Afwayne support in the 1980s and yet their small villages and Buuhoodle itself was over run and occupied by surrounding HJ and HY subclans.
They are surrounded by Habaryoonis from the South and West and to the North by the Habarjeclo. If they try to do anything that jeopardises the peace there, they need to be fully aware that Buuhoodle itself will be overrun in less than 30minutes just like the SNM did in the 1980s. But this time, Buuhoodle will be divided up by Habaryoonis and Habarjelco, anything that falls inside SL will be HJ's and anything that falls Ethio side of the border will be HY's.
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 2:55 pm
by Phd in naago kudis
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 2:56 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 3:28 pm
by JeyR
[quote="yawle"]Rer Hagar are a small subclan. They got belted like byches when they had all the Afwayne support in the 1980s and yet their small villages and Buuhoodle itself was over run and occupied by surrounding HJ and HY subclans.
They are surrounded by Habaryoonis from the South and West and to the North by the Habarjeclo. If they try to do anything that jeopardises the peace there, they need to be fully aware that Buuhoodle itself will be overrun in less than 30minutes just like the SNM did in the 1980s. But this time, Buuhoodle will be divided up by Habaryoonis and Habarjelco, anything that falls inside SL will be HJ's and anything that falls Ethio side of the border will be HY's.[/quote]
This kid is out of his mind, You rgith Reer Hagar is sup clan althought they are not small tribe, they are infact more then xirsi cismaan(Hy) and Reer Daahir(Hj) combind. And they are the once who punish you, and you know that, as a matter of fact one isaaq tribe can't face dhulbahante at all, and you know that. Dhulbahante whose is one tribe from greater daarood fights whole isaaq, and they punish you all the time, and you know that....
If you are HY read this peom from Samater baxnaan.who was REER HAGAR.
Maadhiinku nimankuu la tegay miidha habaryonis,
ma midgay ahaayeen kuwii maganta noo jiifay,,
And if you are Habarjeclo, Here is the Aadan Carab poem. who was a REER HAGAR.
Ma carystay qaar aan dhulkaba cagaha saaraynin
Ma ku culay wax badan buu buntukhu naga cabaysnaaye
ma cad ceeda oo soo baxdaan cudud idiin sheegtay.
Carwaan mooday subixii waxay nooga carareene.
read your history kid before you say something about dhulbahante
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 7:26 pm
by Phd in naago kudis
^^^^^
footsoldier 4 life
Re: CIIDAMADA REER HAGAR OO DIIDAY INAY U DAGAALAMAAN PUNTLAND
Posted: Wed Dec 12, 2007 11:06 pm
by Samatr
Yes reer Hagar have finally opened their eyes.
