BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Hiiraan boy »

Kismaayo: Xiisado dagaal oo laga dareemayo Magaalada Kismaayo.
14. december 2007

APL


Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email

Print This Article | Daabaco warkaan

Kismaayo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ay halkaasi ka socdaan xiisado dagaal oo udhaxeeya ciidamada ku sugan Magaaladaasi iyo Kooxaha ka soo horjeeda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya.

Maleeshiyooyinka Magaalada gacanta kuhaya ayaa cabsi xoog leh ka muujiyay Maleeshiyooyin fara badan oo ay leeyihiin Kooxaha ku dhuumaaleysanaya deegaanada hawdka ee gobalkaasi Jubada Hoose ,kuwaasoo doonaya in ay weerar culus ku qaadaan magaalada Kismaayo.

Goobo aad ugu dhow magaalada Kismaayo ayaa waxaa lugu waramayaa in ay soo dageen Maleeshiyooyin ka amar qaadanaya Xubno ka tirsan Kooxaha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ka soo horjeeda.

Wariye Madax banana oo jooga Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Ciidamada magaalada gacanta ku hayaa ay dadaal xoog leh ugu jiraan sidii ay iska difaacilahaayeen weerar kaga yimaada kooxaha dowlada Soomaaliya ka soo horjeeda.

Maxamed Salaad Cabdille oo ah Wariyaha Radio Gaalkacyo ee Magaaladaasi Kismaayo ayaa sheegay in ay Kooxaha dowlada Soomaaliya ka soo horjeeda ku sugan yihiin deegaano badan oo sida ay sheegayana warar soo gaaraya.

Kooxaha ka soo horjeeda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhuumaaleysanaya deegaano badan oo ka mid ah hawdka Fog ee gobalka Jubada Hoose ,mana jiraan wax dagaal ah oo dhacay inkastoo ay dagaalo laga cabsi qabo hadii ay Kooxahaasi soo weeraraan Kismaayo.

Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Hiiraan boy »

sheikh xasan turki will attack from other side

GUUL IYO GOBANIMO
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Luq_Ganane »

Hiiraan Boy,

Adeer, warka all-beenta-land ka yimid baad nugu faafinesa iminka. Laughing
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Hiiraan boy »

[quote=\"Luq_Ganane\"]Hiiraan Boy,

Adeer, warka all-beenta-land ka yimid baad nugu faafinesa iminka. Laughing[/quote]

yariisow, iska sug, sheikh xasan turki iyo ugaas maxamed weli will invade kismaayo with 10.000 mujahids
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Luq_Ganane »

Hiiraan,

10,000ka ma samada mey ka soo dhegeen tallo? Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by new-york23 »

turki has been building and planning for a long time while the rest ran to asmara,ugaas wali will only give al-shabaab crediblity that this is not a war against sade Cool
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Voltage »

Hiiraan, 10 thousand la arkin halkee ka yimid? Laughing Laughing

Hiiraan, I never though you would buy into Majeerteen propaganda. These guys are the ones who wrote maxamed Weli with hundreds of men entered the city, when even he admitted only him and 5 guys who traveled with him came to the city. Laughing Laughing

Majeerteen aint doing this for diin jacayl ama wax kale, waa buunbuuni and try to convince the Ethios to attack Kismaayo but we all know if these guys were really in the hawd and that large, Ethios would have already bombed them.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Voltage »

[quote="new-york23"]turki has been building and planning for a long time while the rest ran to asmara,ugaas wali will only give al-shabaab crediblity that this is not a war against sade Cool[/quote]

I feel sorry for you, wallahi waa waxay u yiraahdeen doqonka Ogaadeen...if even 20 of those meel taagan la arko through the U.S reconaissance in the Jubbada Hoose, you already know Afmadoow and Dhoobley will face lights out like last time Sad
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by new-york23 »

maskiin cuqdad badan inaad tahay waxa afkaaga ka soobaxay tusaale u qaado.
is there a doubt in your mind that turki has been in jubbadahoose training men?do you realy bleive the americans arent aware?
if your emotional as most of your kinsmen here are and your only retort remains doqonki ogaden orod nin ogaden ah oo magaalada kula dagan sheekada saas u dhig,lakiin i cant bleive your respond is american planes Very Happy Very Happy Very Happy ma modeyn xaalkaaga inuu meeshas taaganyahay Cool
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Voltage »

new york miskiin hadalkaadu wa hal bacaad listay, doqonka ogaadeen inaad tahay ma soomaali baa ka moog, one place you say "allahu akbar ilkoyar civil war is gonna start" and then you come here and say "allahu akbar, maxamed weli is to make ilkoyar face but we ilkoyar will be cleaned by a non-sade al shabaab"...war horta meel laguu raaco yeelo doqonyaho, waadna ogtahay tobonkiina ah meel taagan hadii la arko lights out for afmadoow and dhoobley inay tahay, maantuu anaga doqon iska kaayo dhigay so shalay laguma garaacin, ilowsha okidaa Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by new-york23 »

[quote="Voltage"][quote="new-york23"]turki has been building and planning for a long time while the rest ran to asmara,ugaas wali will only give al-shabaab crediblity that this is not a war against sade Cool[/quote]

I feel sorry for you, wallahi waa waxay u yiraahdeen doqonka Ogaadeen...if even 20 of those meel taagan la arko through the U.S reconaissance in the Jubbada Hoose, you already know Afmadoow and Dhoobley will face lights out like last time Sad[/quote]

afmadow ,dhoobley,dhagaxbuur,qabridhare,jigjiga if they all get bobmed tonight than what? will cagdheer dispear?will cagdheer be reduced to laangaabs? Laughing no been there done that lakiin adiga maanta the only threat you can muster up is america and ethiopia will bomb afmadow..come on now your starting to do the same thing aad ku ceysid majeerteenka(suuro iyo war) Cool
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Voltage »

the only threat? suuradaad sheegeysid wallahi adigaan kaa dareemayo iyo indho is marxin, miyaad ilawday inaad nin SADE ah la hadlaysid, ma anaa dagaal iigu faanaysaa? Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

I hope this news is true wallahi, dadkaan dhan september 25,2006 baa ka waashay when the ICU with all the weapons and tikinikos of the hawiye warlords laga qaaday plus plus others from sympathethic countries, merceneries, and even caadaqaadato marehan who were mad at barre hiiraale joined forces, waaba rabaa inuu newska run yahay, meel aan ogohay baa lagu fadhiisin, hassan turki iyo adiguba waxaad ahaydeen before the icu and after the icu baa laydin tusi once and for all
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by new-york23 »

war ama doqon i dheh ama dooli i dheh lakiin runta will remain the same,magaalada kismayo turki took it from you,you claim its becouse sade was with him,ok than sade killed sade in bu`ale Laughing and than you claim huraale left becouse he didnt want bloodshed,ok if thats the case why didnt he have enough time to take his wife and kids with him? Laughing

listen what you kids do is try and use couple of big words in hopes of getting your point acroos without JUQJUQ Laughingsaxiib magaalda waa la kor taaganyahay pop off and show the world how sade is a devine tribe from the heavens above and saint huraale will lead them to the promised land Cool

am done.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by Voltage »

New York, anigu waan kuu sheekey waligaa ooy ama rajo ka qab ama qolodaad doontid soo raac, waxaad ahayd before ICU and waxaad ahayd after ICU baan ku tusi. Even in ICU hassan turki oo old al itixaad la yaqaan baad magac ka filanayse baa ku jiray, waxaad in the real scheme of things ahayd majirto and even degmada kismaayo icu waxay u dhiibtay mareexaan because they value mareexaan support more than anyone there. ama ooy ama farax, Kismaayo inaad soo aadin waan rabaa so you know what bring it on!
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: BREAKING NEWS UGAAS WELI WITH 10.000 MUJAHIDS TO KISMAAYO

Post by new-york23 »

war waxaan ahaa soomali oo dhan baa og,aniga ma ihi ninka soo caan baxay wakhtigi siyaad barre.aniga waxaan ahay nin ethiopia dagaal kula jira adigana waxaa tahay nin nafta heyso that put all his eggs in one basket.i understand kismayo is the only survival left for your tribe but you should know siyad barre is not alive today if you couldnt hold on to villa somalia with my help and all of your tanks and jets you sure as hell will go back to the desrt of gedo Cool now calaalka iska daaya s-netna meelka fariista else the days of UGAAS NUUR CABURIYE will be brought back to life Laughing askyour father who he is Cool good night and stay cuqdad free.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”