Dagaal xoogan oo ka soconaya xaafadda Gubta ee magaalada Muqdisho
Beerdhiga 14.12.2007 08:48
Dagaal aad u xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo xoogagga muqaawamada Soomaaliyeed ayaa hada ka soconaya xaafadda Gubta ee magaalada Muqdisho kaas oo bilawday saacadu markii ay ku beegnayd 07:00.
Dagaalkan ayaa yimid ka dib mar kii ay ciidamada gumaysigu duqayn xoogan ka bilaabeen qaybo ka mid ah Degmada yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Ilaa iyo hadda lama oga qasaaraha ka dhashay dagalkan oo wali ka soconaya meelihii uu ka bilawday ayada oo la sheegay in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay soo galeen xaafadda ka dibna waxaa lagala hor yimid dagaal xoogan oo ilaa iyo hadda soconaya.
Waxaa wali lamaqlayaa duqayntii ay ciidamada gumaysigu la dhacayeen qabo badan oo ka mid ah xaafadaha Dhanka waqooyi kaga beegan wadada warshadaha ee magalada Muqdisho.
Baryahan danbe waxaa aad u soo kordhaya dagaalada ay sida kafool-kafoolka ah isaga hor imaanayaan ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa gumaysiga taas oo badanaa ciidamada gumaysiga guuldarooyin loogu xambaariyo, waxaase xusid mudan in ciidamada gumaysigu ay beegsanayaan dadka shacabka ah markasta oo uu kulayl ka soo gaaro dagaalada.
www.Beerdhiga.com
BREAKING NEWS Dagaal xoogan oo ka soconaya xaafadda Gubta e
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 28 Views
-
Last post by Naaima
-
- 10 Replies
- 1092 Views
-
Last post by Ron
-
- 1 Replies
- 489 Views
-
Last post by adanboy
-
- 2 Replies
- 501 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 0 Replies
- 326 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 579 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 0 Replies
- 260 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 11 Replies
- 1560 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 261 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 394 Views
-
Last post by adanboy