Dagaallo xalay ka dhacay fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka oo ku yaala Degmooyinka Yaaqshiid, Waaberi iyo Hodan
http://www.hiiraan.com/news2/2007/dec/w ... 7-2509.htm
Today,
the front stretches from all the way Suuqa Xoolaha, Ex-control Balcad....to Xaafadaha Al-Baraka, NBC, Black Sea iyo Kaasa-bolbollaare.
-----
Iska hor-imaadyo ka socda qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho
Isniin, December 17, 2007(HOL): Iska hor-imaad hubeysan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka bilowday qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho.
http://www.hiiraan.com/news2/2007/dec/w ... 7-2511.htm
---
Besides this, officials of the occupation are killed in Baidoba, Beledweyne, Mogadishu, Kismanyo...while troops are preparing in the rural area's of Hiiraan, Galgaduud, Middle/Lower Shabelle, Bay/Bakool and Jubba regions.
Does it surprise us why Rice and Washington are concerned about the current situation? Is the resistance getting stronger since Jan 2007, or are the Ethiopians getting weaker?
Both!
