Page 1 of 1

Muqdisho people can you remember..?

Posted: Mon Dec 17, 2007 12:07 pm
by Naaima
Salam alaikum

anyone can remember the whole lyrics Laughing

madfac kaare hoobiyo jiib
bii'am bagaase bee beeshee

jiib mana dhacdo mana leeb dhacdo
aake madoow, saar 80tan sida oo kale

beebeeshee balaayo, xabadahiisa daango, qasnadiisa muufo.............

Re: Muqdisho people can you remember..?

Posted: Mon Dec 17, 2007 12:14 pm
by DerbiJiiF
Gabadhi moryaanta aan shaaha ka gadan jirey "buushkii" lu yaaley Biibitada Maxamuud Beleeye, xaafada If iyo Akhiro, ma tihidoo.

Magacaada muxu ahaa? Khadiijo nerfooso!?


Derbi,

Re: Muqdisho people can you remember..?

Posted: Mon Dec 17, 2007 12:27 pm
by Twisted_Logic
[quote="Naaima"]Salam alaikum

anyone can remember the whole lyrics Laughing

madfac kaare hoobiyo jiib
bii'am bagaase bee beeshee

jiib mana dhacdo mana leeb dhacdo
aake madoow, saar 80tan sida oo kale

beebeeshee balaayo, xabadahiisa daango, qasnadiisa muufo.............[/quote]

Inaba caadi matihiit! dadka ma duuqaysa?

Re: Muqdisho people can you remember..?

Posted: Mon Dec 17, 2007 12:28 pm
by Twisted_Logic
anyways who remembers Deqa Wacbudhan? My fav cousin used to be its gunner

Re: Muqdisho people can you remember..?

Posted: Mon Dec 17, 2007 1:16 pm
by Naaima
DerbiJiiF, Laughing @ khadiijo neerfooso, of course NOT

Re: Muqdisho people can you remember..?

Posted: Mon Dec 17, 2007 1:56 pm
by xaseey
[quote="Naaima"]Salam alaikum

anyone can remember the whole lyrics Laughing

madfac kaare hoobiyo jiib
bii'am bagaase bee beeshee

jiib mana dhacdo mana leeb dhacdo
aake madoow, saar 80tan sida oo kale

beebeeshee balaayo, xabadahiisa daango, qasnadiisa muufo.............[/quote]


bizinka sidee waxaan ku xasuusataa ilaa iyo waqtiga ,waxaa kasoo wareegatay 17 years ..

i still have nightmare about beebeeshee ,aka walaalkaa dile ayaa loo bixiyeye

Re: Muqdisho people can you remember..?

Posted: Mon Dec 17, 2007 2:18 pm
by Naaima
Laughing xaseey, i don't knowwalalkiis , it just came to my mind today...