War degdega: Hogaamiyayaashi Urur Siyaasadeedka Qaran Oo Xalay Xabsiga Mandheera laga sii daayey
--------------------------------------------------------------------------------
()
hadhwanaag 2007-12-18 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):Hogaamiyayaashi Urur Siyaasadeedka Qaran ee kala ahaa Guddoomiye Ururka Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo labadiisii Ku-xigeen Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid ayaa Xalay Xabsiga laga siiyey,kadib markii ay xidhnaayeen jeelka Mandheera ku jireen in ka badan afar bilood iyo dheraad.
Sida waxa noo xaqiijiyey Eng. Maxamed Jaamac oo ay shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com khadka Mobile-ka kula xidhiidhay.
Ma jiraan warar rasmiya oo la xidhiidha Sideynta Madaxda Ururka Qaran, waxaanay maant Shirjaraa'id oo ay sharaxaad kaga bixinayaan Xadhigooda ku qabandoonaan Xafiiskooda.
la soco faah-faahin dheeraadaa la soco wakhtiyad soo socda ………………………………………………
Hadhwanaagnews.com/Hargeysa
Submited By hadhwanaag : 2007-12-18
BREAKINGNEWS DR GABOOSE AND MAXAMMAD XASHI RELEASED FROM PRI
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: BREAKINGNEWS DR GABOOSE AND MAXAMMAD XASHI RELEASED FROM PRI
'Gaboose'
magac folxumaa ninku.

magac folxumaa ninku.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKINGNEWS DR GABOOSE AND MAXAMMAD XASHI RELEASED FROM PRI
was madaxweyna mustaqbalka magaciisa wax haka sheegin stupdihyahow
idinka dhalay soo ma ogid
idinka dhalay soo ma ogid
- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: BREAKINGNEWS DR GABOOSE AND MAXAMMAD XASHI RELEASED FROM PRI
is riyaale gonna allow qaran to continue?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKINGNEWS DR GABOOSE AND MAXAMMAD XASHI RELEASED FROM PRI
He might gabosse and ina xashi wa labbi nin uu aad uu madax addag
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: BREAKINGNEWS DR GABOOSE AND MAXAMMAD XASHI RELEASED FROM PRI
Finally
I dont think they gonna be allowed to have their own Party, but we what happens now....

I dont think they gonna be allowed to have their own Party, but we what happens now....
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 362 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 3 Replies
- 439 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 262 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 15 Replies
- 896 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 2 Replies
- 349 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 3 Replies
- 494 Views
-
Last post by sconosciuto
-
- 2 Replies
- 1200 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 51 Replies
- 4059 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 5 Replies
- 620 Views
-
Last post by paperino
-
- 14 Replies
- 739 Views
-
Last post by Cilmiile