Page 1 of 1

Maleeshiyaad ka amar qaata Yuusuf Daba geed oo maanta dhac u

Posted: Tue Dec 18, 2007 12:10 pm
by Hiiraan boy
Maleeshiyaad ka amar qaata Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramyaa in ay dhac ka geysteen aga gaarka Xerada janda kundisho oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia gaari Bl-k ah oo ka yimid Mudisho.

Maleeshiyaadkaan ayaa dadka rabakaaka ah waxa ay ka qaateen akabka ay wateen,ayadoona qaar k amid ah dadka rakaabka ah ay u geysteen jir dil ka baxsan bina aadnimada sida uu noo xaqiijyay saxafi lagu Magacaabo Ibraahim Muqxumud geedi,

Xaalada amaan ee Mnagaaalada B/weyne ayaa waxa ay noqtay mid halis ah ka dib markii ay ku soo bateen kooxaha burcada ah oo dhac u geysanaya dadka danyarka ah,waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in waxa dhaca kawada baladweyne ay ka mid yihiin Ciidamada ka amar qaata Maamulka Gobolka Hiiraan sida ay noo xaqiijiyeen Qaar ka mid ah odayaasha Magaalada B/weyne,ayadoona aysan jirin hadal ka soo baxay Maamulka Gobolka oo la xariira dhaca loo geystay gaariga Bl-ka ah.

Xafiiska Cadaado.com/Muqdisho.