JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Emperior5 »

AXAN KAAGAN SUGAYAA EE ADNA CADE MUUSE U DHIMO
Warkii 18-Dec-2007 iyo Qormadii: Axmed Maxamed Jaamac.( Axmed Marqaan)
Labaatan Sanadood ku dhawaad baa laga joogaa markii uu qaylo dhaanta ku yimi Axmed Saleebaan Dafle magaalada Laascaanood isaga oo ku baaqayaa in Shacabka reer Sool u Sara kacaan difaaca dalka , gobalka iyo sharafta beesha.

Waxaan xasuusnahay guri aan joogay bariga Laascaanood baa waxa noogu yimi dhalinyaro la kulantay Ina Dafle oo aad U jibaysan. Markii aan waraystay waxaan qaatay dareen in magaalada ay dhiilo Colaadeed soo galiyeen Wafti ka yimi Muqdisho. Walaw aanan goob joog ka ahayn goobta ay kulmeen dhalinta Iyo Axmed waxay ii sheegeen inuu ku wargaliyay in mustaqbalka Dhulbahante u ku jiro halis hadii aanay maanta ka dagaalamin.. " Ama waa difaacaysaan dawladiina iyo gobalkiina ama waa la idin gumaysan doonaa ." ayay ahayd fariintiisii.

Dood baan galnay maaalintaa fadhi ku dirir ah. Waxaa ii muqatay in dhalintaa meesha fadhiday si xun wax loogu shubtay loona tusay in " SNM tahay Isaaq , Kacaankuna yahay dawlad Daarood sidaa awageed ay doonayso Jabahadan Isaaq inay baab'biso maamulkeena iyo karamada Daarood Ismaaciil. Waxaan ka soo noqday SSDF muda aan fogayn markaa . Waanan kaga xog roonaa SNM yar-yarkaa maaalintaa kacsanaa maadama aan Ethiopia joogay muddo dheer. Waxaan isku dayay inaan u caqli celiyo tusana in waxaa layku hayoo ay yihiin Maamul iyo Xukun laakiin Cunsuriyada qabyaaladed aanay dhex oolin Soomalidaa. Waxaa yaab igu noqatay inaan waayay nin kaliyaa oo macquul ah oo aanu wax isu garawno..' Waxaa kaliyaa ee hadal hayaan waxay noqatay ' Isaaq baa Caynkan ah. Sayidkaa sheegay . heblaayaa tidhi caynkan ,hadal mala awaal ah oon cadayn iyo markhaati toona lahayn. Waxaan ogaaday intaan ka maqnaa dalkaa in Dawladi Barre si aad uga shaqaysay kala fogayntaa beelaha Waqooyigaa. Sideed uga dhaadhicin kartaa nin Somaaliyeed oo nin kale u haystaa qiyaastii SHAYDAN ilaahay ku so dhex tuuray Soomaali. ?



Dhawr iyo toban qof baan ku fadhinay maalintaa . Intooda badani waxay ka qayb qaateen Dagaaladii sokeeye ee 88kii.. Waxay ka dagaal galeen Hargaysa , Gebiley, Berbera, Burco iyo xataa Cadaadleey iyaga oo difacaya sharafta beesha. Waxaa xusid mudan ninkii ugu hadalka iyo aflagaadada badnaa kulankaa Laascaanood inuu isku dilay gacantiisa ka dib markii SNM hareeraysay goobtii uu la joogay taliyihiisii Gaaska Cadaadleey Gaashaanle Kaahin oo ka so jeeday beesha Samaroon isaguna xabad afka isaga dhuftay.



Dagalada waxay ku soo noqdeen Laaska iyaga dhaawac maskaxeed iyo mid jidheedba qabaa. Nin ka mid ahi dhalintaa waxa uu ku xidhan yahay sariir isaga oo waalan. Marka laba nin oo kale ay noqden gacan ku dhiiglayaal caanka ka ah gobalka oo dilay dhawr qof degaanka Sool haatan aan so dhaafin dekada booso agagaarkeda. Taariikhdaa ayaa noo kala markhaati ah aniga iyo nimankii lagu dagaal galiyay muusanawga beenta ah.. Waxaan ku joogaa Laas caanood nabad qab marka intii balaayo ka taliska ahayd aan la hayn meel saan iyo cidhib dhigeen .



Maanta waxaan arkaa rag tumayaa durbaankii Colaad beeledka ahayd ee 88 kii Axmed Saleeban garaacayay. Dhalinyaro jibaysan oo lagu yiri Isaaq baa idiin cadaw ah. oo sidii shinbirkii babqaaga aan Isaaq, Isaaq, Isaaq waxaan ahayni ka soo baxayn. Waa hubaal in dagaal galayaan dhalintaasi oo laga horgaynayo koox ka nidaamsan , ka hub culus kana qorshe adag oo waliba Saraakil Dhulbahante hogaaminayso. Waa hubaal in dhib badani ka soo gaadhi doono kooxdaa dagaal doonka ah oo berito hadba nin dhaawac qabaa ka kici doono kulamada beelaha dhulbahante isaga oo ka cabanaya sida loo dayacay. Waana Xaqiiq aniga iyo inta nabadi jeceli inaan amni iyo salaaama ku qayili doono Laascaanood sanada soo socdaa hadii ale yidhaahdo. Kama dambayntii waxaan odhan lahaa nin beleedka jibaysan hadaad gulaysato kula lihi hadad dhimatana adiga lee waaye...!!



Axmed Maxamed Jaamac.( Axmed Marqaan)

alif206@hotmail.com
Sanaagian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1005
Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
Location: Somaliland Forever

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by Sanaagian »

saaxib ina Sacad Muuse let it go waa Eid maanta

we have already won the propaganda war on Somalinet
its over
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Emperior5 »

war read the article its verry interessting its about ina dafle


Dood baan galnay maaalintaa fadhi ku dirir ah. Waxaa ii muqatay in dhalintaa meesha fadhiday si xun wax loogu shubtay loona tusay in " SNM tahay Isaaq , Kacaankuna yahay dawlad Daarood sidaa awageed ay doonayso Jabahadan Isaaq inay baab'biso maamulkeena iyo karamada Daarood Ismaaciil. Waxaan ka soo noqday SSDF muda aan fogayn markaa . Waanan kaga xog roonaa SNM yar-yarkaa maaalintaa kacsanaa maadama aan Ethiopia joogay muddo dheer. Waxaan isku dayay inaan u caqli celiyo tusana in waxaa layku hayoo ay yihiin Maamul iyo Xukun laakiin Cunsuriyada qabyaaladed aanay dhex oolin Soomalidaa.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by LiQaaye_TDH »

Mudane Sanaagian is right, we have already won the Probagnda war Plus we have won the political war in East Africa Cool we can just chill and relax...

Ciid mubarak Guys..

SL4 Life Somaliland
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Patriot »

if the jebertis hate you still you can make Togdher iyo woqoyi Galbeed a sovereng state i.e Somaliland.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Emperior5 »

it is allready its a state from lawyacadde ila tukuraq
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Patriot »

why dont you add Gashamo?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Emperior5 »

gashaamo manay Ethiopia ahayn
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Patriot »

warya ilen somali baadh xiniyo uledhahay.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Emperior5 »

war hee dhe Ethiopia aniga iiyoo aabtiigay bay naga dhexaysa if u know what i mean

somaliland laakin wa dawlad qarran
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Patriot »

[quote="The_Emperior5"]war hee dhe Ethiopia aniga iiyoo aabtiigay bay naga dhexaysa if u know what i mean

somaliland laakin wa dawlad qarran[/quote]

Emporor you want Sool & Sanaag but not Gashamo
so reer Gashamo are not reer Somaliland?
Qanciye!
Posts: 66
Joined: Mon Dec 10, 2007 7:41 pm
Location: Muqdisho and Minnesota.

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by Qanciye! »

He means international borderlines and not clan borders.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Patriot »

still woqoyi galbeed, togdheer,sool,sanaag is in the international borders of Somalia?
Qanciye!
Posts: 66
Joined: Mon Dec 10, 2007 7:41 pm
Location: Muqdisho and Minnesota.

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by Qanciye! »

^And your point is?
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: JEBERTII HATE FOR REER SH ISXAAQ GOOS DEEP

Post by The_Patriot »

the point is Isaq territorial claim is bogus.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”