Page 1 of 1

Shirkii Dib U Heshiisiinta Beesha Sade Oo

Posted: Fri Dec 21, 2007 10:46 am
by CoolPoisons
Shirkani oo ay ka soo qeyb galeen in kabadan 150 Ergo oo ka kala yimid todobada dagmo uu ka kooban yahay Gobolka Gedo ayaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta G/gedo ee G/haarey.