Suldan Yarow's new speaker of parlament of Jubbaland State

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Suldan Yarow's new speaker of parlament of Jubbaland State

Post by CoolPoisons »

Maxaa kajira in Beesha sade Ee jubbooyinka ay samaysatay Baarlamaan dawlad Goballeed u dhismaysan. (Warar Horudhac ah)

Muqdisho Jimco , December 21 2007 SMC

Gobalada jubbooyinka ayaa inta badan dhulka ku yaallo waxaa saameyn balaaran ku yeeshay kadib markii ay magaalada kismaayo laga hir galshay xubno ka kooban 21_xubnood oo u

Qaabaysan Baarlaman looga taliyo hanaanka maamulka gobalada jubbada hoose iyo jubbada dhexe qaybo kamid ah

Hanaan kan cayn kaan ah ayaa waxaa dhaliil san dadka kafalan qooda siyaasada jubbooyinka

Balse marka la eego sida ay haatan xaaladu tahay waa mid u muuqanayo duqaydii dhaqanka oo lasoo if baxay dawlad ismagacawday

Wararku waxaa ay tibaaxayaan in gudoonka baarlamankan si qarsoodi ah gudoomiye loogu doortay suldaan:maxamed Bashiir madoobe yarow

Sidoo kalle war madax banaan ayaa sheegayo inaan walli xal waa fi ah laga gaarin muran ku sallaysan in ay beeshu shaaca ka qaado dhisa shada dawlad gobaleedka jubbooyinka

Sikastaabo ha ahaatee arintaan ayaa waxaa ay imanaysaa xilli magaalada kismaayo laga qaban qaabinayay shirweyne lagu heshiisiinayo beellaha deeganka

maxamed salaad cabdille
Somaliweyn Kismaayo
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Suldan Yarow's new speaker of parlament of Jubbaland State

Post by Voltage »

allahu akbar
User avatar
shidow1
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5873
Joined: Sat Jul 21, 2007 3:36 pm
Location: Sarman

Re: Suldan Yarow's new speaker of parlament of Jubbaland State

Post by shidow1 »

[quote="Voltage"]allahu akbar[/quote]
Yow what happened to besha sade....this place is getting a little boring..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”