Somaliland karbashed in Yeyle tonight
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Dagaal Culus oo caawa ka dhacay tuulada Yeyle oo xigta dhinca OOG
(Yeyle}22.12-7
" Warar hada naga soo gaadhay magaalo madax Gobolka Ceyn ee Buuhoodle ayaa sheegaya galabnimadii maqribkii ay soo galeen Maleeshiyaadkii S/Land tuulada yeyle oo xigta dhanca oog una dhow magaalada caynaba.
Markii ay soo galeen Maleeshiyaadkii S/Land oo watay 6 baabur tikniko ah ayaa isla markiiba lagu balibaay Hubka culus iyo kawa fudud oo aysan filanayn, taas oo keentay dhaawac iyo dhimasho. Waxaa isla goobtii lagaga qabsaday 4 buubuur oo tikniko ah halka mid kalana lagu gubay, kii kalana uu cararay, waxaa kale oo ay wateen gaadhi waaraad ah oo ciidamadu saarnayeen ayaa dib u cararay isga oo ka cararaya guubta dagaalku ka socdo.
Maleeshiyaadka S/Land ayaa ka soo ruqaansaday Magalaada OOG oo ah sal dhiga ugu weyn ee Maleeshiyaadka S/Land, ayaga oo doonaya innay caawiyaan maleeshiyaadkii S/land lee agu soo jabiyay saaka dagaalkii ka qarxay deegaanka Bali-dhac
Maleeshiyaadkan S/Land ayaa markiiba ku cararay dhinaca Magaalada OOG oo ay markii horaba ka yimaadeen iyaga oo jab weyn kala kulmay dagaaladii saaka ee Magaalada Bali-hadhac iyo kii caawaba ee Magaalada Yeyle.
Waxii ku soo Kordha kala soco widhwidh online

- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
by who, reer dhullo dhillos
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
Xaabsade blaimed for Somaliland defeat in Widhwidh and Yeyle loooooool
Nuux Taani iyo Ina Xaabsade Oo Caawa isku Dhacay!!
Warar Naga Soo garaya Magaalada Laascaanood Ayaa Sheeagaya in Xaabsade iyo INa taani isku Dhaceen Nuux Taani Oo Xaabsade Ku eedeeyay Jabkii Kudhacay Malayshiyadiisii.
Warar siHoose Noo SOo garaya Ayaa Tibaxaya in Nuux Ismaaciil Taani iyo Maxamed Axmed Cabdi xaabsade Ay Caawa isku Dhaceen Kadib markii Xaabsade Usheegay Nuux Taani in Ciidamada Hawdka Jooga Ay yihiin Ciidamo Yar isla markaana an haysan Hub waawayn.
Dagaalkii Maanta Ayay Kala Kulmeen Maleeshiyada Beesha Dirta Waqooyi Jab Aad uweyn,
wixi kasoo Gordha warkaas warakayaka Danbe Ayan idinkusoo Diri Doonaa insha alah......
kala Soco Wixi Soo Gordha Boocame Online News warbaahinta Qarniga Cusub!!
Boocame.com@hotmail.com
Nuux Taani iyo Ina Xaabsade Oo Caawa isku Dhacay!!
Warar Naga Soo garaya Magaalada Laascaanood Ayaa Sheeagaya in Xaabsade iyo INa taani isku Dhaceen Nuux Taani Oo Xaabsade Ku eedeeyay Jabkii Kudhacay Malayshiyadiisii.
Warar siHoose Noo SOo garaya Ayaa Tibaxaya in Nuux Ismaaciil Taani iyo Maxamed Axmed Cabdi xaabsade Ay Caawa isku Dhaceen Kadib markii Xaabsade Usheegay Nuux Taani in Ciidamada Hawdka Jooga Ay yihiin Ciidamo Yar isla markaana an haysan Hub waawayn.
Dagaalkii Maanta Ayay Kala Kulmeen Maleeshiyada Beesha Dirta Waqooyi Jab Aad uweyn,
wixi kasoo Gordha warkaas warakayaka Danbe Ayan idinkusoo Diri Doonaa insha alah......
kala Soco Wixi Soo Gordha Boocame Online News warbaahinta Qarniga Cusub!!
Boocame.com@hotmail.com
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
is lascanod free yet?
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
total lie. never believe anything written by jidbaale and widhwidh.
Read Afnugaal.com, they closer to the truth.

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
"Read Afnugaal.com, they closer to the truth."
lol. so people actually read this site.
lol. so people actually read this site.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
wiilka merexaan ba gartay afnugaal wa dhex dhexaad
but acording to the allcayn and jibaalihi hawadda ka baxay afka ina rayaale bay ku hadlaan
but acording to the allcayn and jibaalihi hawadda ka baxay afka ina rayaale bay ku hadlaan
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
The truth looks and smells like the truth, and falsehood follows trend of inconsistancy which is evident whenever you read Jidbaale.com or widhwidhonline. These two websites's and the way they spread lies and baseless reporting is absulately shameful.
Basically it's not even news site. Ever since the fal of Las Anod into Somaliland hands, they have turned good old widhwidh into calacal central in which they spread hate filled articles which have no reliable sources to back it up.
For instace: widhwidh online wrote " ciidankii somaliland oo wadadii burco siihaye oo ku qaylinaya 'meeday wadadii burco aan yaacnee''. What kinda news reporting site writes that. Lies on that of that unproffesional.

News according to Afnugaal: you be the judge.
Dagaal dhexmaray ciidamada maamulka somaliland iyo maleeshiyo Beeleed ku sugnaa Tuulada Bali hadhac.
Warkii 22-Dec-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa maanta tagay tuulada dhaban saar ee ka tirsan Degmada Widhwidh ciidamo ka socda maamulka Somaliland kuwaas oo utagay goobtaasi si ay ugu fidiyaan maamulka Somaliland oo hadda ku sugan oo kali ah magaalada Laascaanood iyo wadada laamiga ah ee dhanka waqooyi.
Ciidamadan ayaa markii ay goobtaasi gaadheen waxa ay damceen inay usii kicitimaan tuulada balihadhac oo ah goob istiraatiji ah oo uwacan labada maamul ee Somaliland Puntland hadba kii kacanta ku haya iyadoo ay goobtaasi isku xidho Hawdka Buuhoodle iyo Sool.
Hadaba waxaa indhawaale goobtaasi lagu soo uruurinayay maleeshiyo Beeleed laga soo uruurinay Deegaanada ku xeeran Buuhoodle kuwaas oo uu soo uruurinaya Taliye kuxigeenka Puntland Coll: Dayr Cabdi iskatoos ahna taliyeha qaybta Gobolka Cayn.
Hadaba waxaa uu dagaal qadhadh uu dhexmaray ciidamada maamulka Somaliland iyo ciidankii halkaasi ku sugnaa waxaana uuu ku dhex maray meel u dhaxaysa labada tuulo ee Bali hadhac iyo dhaban saar dagaalkaas oo aan ilaa hadda war rasmi ah laga hayn khasaarihiisa.
Tuulada Balihadhac ayaa ah goob ay si wayn ugu hirdamayaan labada maamul ee Somaliland iyo Puntland waana goob haddi maamulka Somaliland uu gacanta ku dhigo uu ku kala jarayo magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle taas oo ay Puntlandna si wayn uga hortagayso iyadoo ay mar hore dhacday in ciidan Somaliland ah uu tagay goobtaasi uuna Madaxwayne Cadde u diiday inuu socdaal ku tago Buuhoodle.

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
Viva SSC UNITY IS POWER.
BRaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaap Bali-hadhac To Yeeyle.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
thats all bullshid LOL... Jidbaale.com is out of probaganda,
Afnugaal is the most reliable Dhullo website...
By the way Yeyle belongs to HJ now, so stop claiming it, there was article about it, by a dhullbahnate man, how HJ took over the town a Year ago....

- Aliyah99
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2604
- Joined: Sun Sep 02, 2007 2:27 pm
- Location: Burco - S/Land
Re: Somaliland karbashed in Yeyle tonight
[quote="BABYGIRL123"]Viva SSC UNITY IS POWER.
BRaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaap Bali-hadhac To Yeeyle.[/quote]
tuulo 2 tuulo loooooooool
tiny villages no-one ever heard of ..no city or major urban commercial centre loooooooool

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1991 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 29 Replies
- 1769 Views
-
Last post by DonCorleone
-
- 2 Replies
- 356 Views
-
Last post by maria from west side
-
- 44 Replies
- 4930 Views
-
Last post by Burao_Media
-
- 56 Replies
- 2155 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 0 Replies
- 176 Views
-
Last post by Ghetto_Faarax
-
- 9 Replies
- 1280 Views
-
Last post by Burao_Media
-
- 3 Replies
- 498 Views
-
Last post by Mrs Musika man