Page 1 of 1

ciidamada dawlada oo meedadkooda ka cararay

Posted: Mon Dec 24, 2007 11:18 am
by xaseey
dagaalkii saaka oo ka dhacay suuqa bakaaraha ciidamada dowlada isku shegaya oo xitaa midadkooda ka cararay


http://www.almujaahid.com/Askari%20Rido ... walaal.htm

Re: ciidamada dawlada oo meedadkooda ka cararay

Posted: Mon Dec 24, 2007 11:25 am
by COSTA
Gaaljecel dhintey maku tusa

ama gaaljecel siinka dheer jooga

I am enjoying Ethiopia fu3ls hawiye loooooooool

Re: ciidamada dawlada oo meedadkooda ka cararay

Posted: Mon Dec 24, 2007 11:30 am
by xaseey
war kani maxaa walaayo...waryaahe u r not ethiopian and u r not hawiye, wha is ur problem here adigu mehri midgaan baa tahay ee bax shaqadaada qabso qashinka wadooyinka ka nadiifi

Re: ciidamada dawlada oo meedadkooda ka cararay

Posted: Mon Dec 24, 2007 11:31 am
by DR-YALAXOOW
?

Re: ciidamada dawlada oo meedadkooda ka cararay

Posted: Mon Dec 24, 2007 11:33 am
by xaseey
[quote="DR-YALAXOOW"]?[/quote]


Dr yalaxow sxb maxaad ka naxday ma meedka ayaad aqoonsatay. ina adeerkaa miyaa

Re: ciidamada dawlada oo meedadkooda ka cararay

Posted: Mon Dec 24, 2007 11:36 am
by DR-YALAXOOW
maya naxdin maaha waxaan tijaabinaayey somalinet inay shaqeyneyso wax qorida.

first axmaaro la dilaa waa wax fiican.laakiin al shabaab waa tuugo tuugo dhashey. halganka xureynta somaliyana kooxdaas mooryaanta ah ee qilaafey maxaakiimta hor mood kama aha mar walibana been ayey sheegtaan. dad masaakiin guryahooda iska jooga ayeyna badanaa xaqdaro ku dilaan, axmaaro waa ka cabsoodaan,

Re: ciidamada dawlada oo meedadkooda ka cararay

Posted: Mon Dec 24, 2007 11:38 am
by xaseey
[quote="DR-YALAXOOW"]maya naxdin maaha waxaan tijaabinaayey somalinet inay shaqeyneyso wax qorida.

first axmaaro la dilaa waa wax fiican.laakiin al shabaab waa tuugo tuugo dhashey. halganka xureynta somaliyana kooxdaas mooryaanta ah ee qilaafey maxaakiimta hor mood kama aha mar walibana been ayey sheegtaan. dad masaakiin guryahooda iska jooga ayeyna badanaa xaqdaro ku dilaan, axmaaro waa ka cabsoodaan,[/quote]



macalin xaashi ayaaba kuu biiray hada adigana waxaa leedahay way xun yihiin,,haday dad xun yihiin macalin xaashi ma ku biirteen