Baafin: Mohamed Sheikh Omar oo ku sugan magaalada New York ee dalka USA ayaa waxuu halkan ka baafinayaa Barre Haashi Gaani
Anigoo ah Mohamed Sheikh Omar oo ku sugan magaalada New York ee dalka USA ayaa waxaan baafinayaa ninka la yiraahdo, Barre Haashi Gaani oo markii iigu wardambeeysay joogay magalada Mombassa ee dalka Kenya.
Fadlan waxaan ka codsanayaa cid kasta oo garaneysa halka uu ku sugan yahay Barre Haashi Gaani in uu ila soo xariiriyo ama haddiiba uu isaga qudhiisa helo baafiskaan ha'igala soo xariiro email address-ka world9peace@yahoo.com
ama hala iisoo diro meel aan kala soo xariiro sida: Santuuq boosto ama teleeefankaaga.
Mohamed Sheikh Omar
New York, USA
Mahadsanidiin.
Baafin: Barre Haashi Gaani
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1651 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 2 Replies
- 777 Views
-
Last post by hanad2020
-
- 1 Replies
- 601 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 101 Replies
- 6246 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 7 Replies
- 1061 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 242 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 5 Replies
- 448 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 1 Replies
- 670 Views
-
Last post by Kees70