Ciidamada Burundi qaar ka mid ah oo imaan doona Kismaayo
Ciidanka nabad-ilaalinta midowga Afrika ee ka socda wadanka Burundi oo gaaraya ilaa iyo 200 oo askari ayaa lagu soo waramayaa inay ku soo wajahan yihiin magaalada Kismaayo, si ay u sugaan amaanka magaaladaas, gacanta dowladdana ugu soo celiyaan, hub ka dhigisna ay ku sameeyaan maleeshiyooyinka halkaas ku sugan
Warar aanu ka helnay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ciidamada Burundi ay imaanayaan Kismaayo, oo ah caasimadda labaad ee Koonfurta Somaliya. Ciidamada Burundi ayaa hadda ku sugan caasimada Muqdisho, iyagoo qayb ka noqon doona ciidamada Ugandha oo kal hore iyaguna yimid.
Wararkaasi waxay sheegayaan in ay u ogolaan doonaan inay dowladda FKMG ah ay ka howlagasho, taasoo ay dowladdu sheegtay kal hore in Kismaayo aysan gacanta dowladda ku jirin.
Ciidamada Itoobiya ayaa iska diiday inay faragashadaan arinta Kismaayo oo ay beelo isku haystaan, taasoo dhabar jab ku noqotay Col C/laahi Yusuf. Lama garanayo in ay Itoobiya ogolaan doonto in ciidamadaan tagaan Kismaayo maadaama ay tahay awooda kaliya ee hadda ka jirta Soomaliya.
Ciidamada Burundi oo tiradoodu tahay ilaa iyo 200 oo askari ayaanan la garanayn guusha ay ka soo hoyn doonaan kumanaan maleeshiyo beeleedyo ah oo halkaas ku sugan, haddii dagaal iyo hub ka dhigis ka bilaabaan halkaas.
Ciidamada Burundi ayaanan awood u lahaan doonin inay xakameeyaan maleeshiyooyinka sida aadka ah u hubaysan, balse ay ku oodnaan doonaan xeryahooda sida kuwa Ugandha
Abu-raas
Nairobi
Gedoweb Online
Real Hutus coming to Kismayo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Real Hutus coming to Kismayo
Namooti hundinuu birmaduu ta'anii mirgaa fi ulfinaanis wal-qixxee ta'anii dhalatan. Sammuu fi qalbii ittiin yaadan waan uumamaan kennameef, hafuura obbolummaatiin walii-wajjin jiraachuu qabu.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Real Hutus coming to Kismayo
Halkee lagu arkay reer Nuur af Oromo ku hadlo. And people don't believe me when I call a spade for a spade around here.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Real Hutus coming to Kismayo
[quote="Voltage"]Halkee lagu arkay reer Nuur af Oromo ku hadlo. And people don't believe me when I call a spade for a spade around here.[/quote]
Cunug yahow waad jirantahay..........You are so paranoid you may call me you dad next time wallahi.
"In the case of 22 yrs old paranoid kid with million usernames such as Voltage, dawladsade. Sadeking..........S-D-M you're the father"
Maury
Cunug yahow waad jirantahay..........You are so paranoid you may call me you dad next time wallahi.
"In the case of 22 yrs old paranoid kid with million usernames such as Voltage, dawladsade. Sadeking..........S-D-M you're the father"
Maury
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 1488 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 25 Replies
- 1357 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 122 Replies
- 6933 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 14 Replies
- 1240 Views
-
Last post by Murax
-
- 5 Replies
- 553 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 14 Replies
- 958 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 22 Replies
- 173 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH