Ithiopia oo riyaale ku wargalisay inuu dhakhso uga guuro

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
great-legend
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 330
Joined: Wed Aug 08, 2007 6:06 am
Location: geel baan ku ilaalinayaa Near the white house

Ithiopia oo riyaale ku wargalisay inuu dhakhso uga guuro

Post by great-legend »

dowlada ithiopia ayaa ku wargalisay madaxweynaha dowlada isku magacowda s/land in uu dhakhso uga guuro gurigii uu horey u lahaan jirey general maxamed siciid xirsi morgan wakhtigii dowladii maxamed siyaad bare

Dowlada s/land ee isku sheegaysa ineey maamul jira tahay ma guro dad ay leeyihiin ayeey madaxtooyo ka dhigatey cajiib
Qanciye!
Posts: 66
Joined: Mon Dec 10, 2007 7:41 pm
Location: Muqdisho and Minnesota.

Re: Ithiopia oo riyaale ku wargalisay inuu dhakhso uga guuro

Post by Qanciye! »

source???
great-legend
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 330
Joined: Wed Aug 08, 2007 6:06 am
Location: geel baan ku ilaalinayaa Near the white house

Re: Ithiopia oo riyaale ku wargalisay inuu dhakhso uga guuro

Post by great-legend »

[quote="Qanciye!"]source???[/quote]

waa wax la hubo dee sxb maxaa keenay in uu wakhtigan rayaale guri cusub dhisto kkkk
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”