Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by CoolPoisons »

Reer Kismaayo oo 100 Milyan oo Shillin Soomaali ah ugu deeqay Dad Muqdisho ka barakacay oo ku sugan inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye

Arbaco, December 26, 2007(HOL): Qeybaha kala duwan ee ku dhaqan magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay lacag dhan 100 Milyan Shillin Soomaali ah waxay ugu deeqeen dadkii ka barakacay magaalada Muqdisho ee ku sugan inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.

Lacagtaas oo ay iska soo uruuriyeen Odayaasha, Culumaa'udiinka, Ganacsatada, Mas'uuliyiinta Magaalada Kismaayo iyo guud ahaan shacabka ku dhaqan magaaladaas ayaa waxaa loo qeybiyay kuwa ugu nugul 400 qoys oo ku dhaqan xero qaxooti oo loogu magac daray Alle-magan, taasi oo ku taala deegaanka Xaawo Cabdi.

Dadkii deeqdaas la guddoonsiiyay oo ay u hadleen Xasno Xuseen Xasan iyo Axmed Xasan ayaa waxay u mahadceliyeen Dadka Magaalada Kismaayo oo ay sheegeen in ay soo gaarsiiyeen kaalmo ay u baahnaayeen, waxayna Allaah uga baryeen in uu siiyo bedel kheyr leh.

Shiikh C/llaahi Daa'uud Cumar oo Kismaayo uga yimid in uu deeqdaas lacageed soo gaarsiiyo dadka ka barakacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lacagtaas soo uruurinteeda ay ku suurtagashay in ay 19 Masjid oo Kismaayo ku yaala ay baaq uga jeediyeen dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo, kuwaasi oo ay ka codsadeen in ay u gurmadaan dadka ka barakacay magaalada Muqdisho.

Shiikh C/llaahi waxaa uu sheegay in dadka Kismaayo oo uusan kala soocin ay iska soo uruuriyeen lacagta intaas la eg, wuxuuna tibaaxay in ay dadka Kismaayo garteen in ay u gurmadaan Dadka ku barakacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye iyadoo ay jiraan sida uu yiri dad tabaaleysan oo ku sugan Magaalada Kismaayo iyo deegaano kale oo ka tirsan Gobollada Jubbooyinka.

Si kastaba arrinta ha ahaatee, Deeqda lacageed ee maanta la soo gaarsiiyay Dadka ku barakacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa la oran karaa waa mid loogu abaal-guday dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho oo iyagu intii aysan dhibaatada ku dhicin u gurman jiray Dad ay waxyeeleeyeen Abaaro iyo Fatahaado ka dhacay Soomaaliya, iyadoo la xusuusan yahay in lacago ay iska uruuriyeen dadka Muqdisho Raashin iyo Dawooyin loogu iibiyay Dad ay saameeyeen abaaro ka dhacay Koofurta Soomaaliya.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by LiQaaye_TDH »

how much is 100 mill somali shillings 10 dollars? lol
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Hiiraan boy »

[quote=\"LiQaaye_TDH\"]how much is 100 mill somali shillings 10 dollars? lol[/quote]

100 mill shilling\'s 100,000 dollar

1 billion shilling\'s 1 mill dollar

guul iyo gobanimo reer kismaayoow
Sanaagian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1005
Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
Location: Somaliland Forever

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Sanaagian »

Hiiraan nacas

everybody knows you are behind the coolpoisions nick
you and your erotic fantasy for " merehan " as you love to call them
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Hiiraan boy »

[quote=\"Sanaagian\"]Hiiraan nacas

everybody knows you are behind the coolpoisions nick
you and your erotic fantasy for \" merehan \" as you love to call them[/quote]

waryee ma ka xanaaqtay markaa iidoorka caayey

muttherfuking langaab iidoor.
Sanaagian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1005
Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
Location: Somaliland Forever

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Sanaagian »

talking about langaab

you just hit the nail in your ass langaab nr 1 Xawaadle
No I just feel sorry for a desparate homo like you

no job or future in San Diego , just spamming somalinet 24 hours a day .

PS I have finally gotten your ugly picture you posted here some months ago
lool what a qaniis you look like with those red lips and fag nose
Sanaagian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1005
Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
Location: Somaliland Forever

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Sanaagian »

dont worry I wont post it

I take your silence as a sign of cowardness

loool next time wash your mouth nacaskaad tahay wassee
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Luq_Ganane »

Sanagian,

One question: How is he langaab when he does his abtiris to his Father Xawaadle and you abtiris to your mother? lool...
Sanaagian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1005
Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
Location: Somaliland Forever

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Sanaagian »

LuqGanane/DawladSade/SadeKing/SadeBoi/Sadaam/Voltage

how come you are so fukin annoying and bumps into all threads

I just karbaashed nacaskii Hiiraan whats your problem ??
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Hiiraan boy »

anigu rabaa inuu langaab igu caayo

him and his mutherfuking idoor friends were talking shitt about hawiya yesterday

caku langaab

1 of them\'s 4 sons of ishaak in 1 like the langaab habarjeclo

they all live in 1 gobol and sacad ama saruur\'s bigger then all of them combined
cabdallah252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3226
Joined: Fri Apr 27, 2007 9:25 pm
Location: Greater Majeerteeniya

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by cabdallah252 »

100 Milyan shiling = 5500 dollars


lol in somali shilling i must be a multi-billionaire
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by LiQaaye_TDH »

Xawadle boy Habarjeclo that your so obsessed about Lives 4 regions of Somaliland and they also live in Ethiopia.....

why do you care about Hawiye, when you are from a Bastard clan who does not have a lineage? Carr Abitirso simple as that, and lets see who you belong to...
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Luq_Ganane »

Xawaadle are decended from Xusseyn "Tanade" Cabdiraxmaan Ismaaciil Al Jabarti and have close relations with Lelkasse Tanade.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by Xamud. »

Waryaada Leave him alone hes Leelkase on Mondays and Thursday! Hawiye on Fridays and saturdays! Reer Xawadlee Maxamed on W-Days and Thuesdays! Nothing on Sundays.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Rer Kismayo oo 100 Milyan Shilin ugu deeqay Dad Muqdisho

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Luq_Ganane"]Xawaadle are decended from Xusseyn "Tanade" Cabdiraxmaan Ismaaciil Al Jabarti and have close relations with Lelkasse Tanade.[/quote]

All he has to do is Abtirso..... i bet money on he cant do it, coz they dont have any abtirsimo..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”