President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Elmi_Dheere
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
Location: Saylac

President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by Elmi_Dheere »

Madaxweyne Riyaale iyo wefti uu hoggaaminayo oo la filayo inuu booqasho ku tago Maraykanka
December 26th, 2007 [News] |

Hargeysa (Somaliland.org) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa la filayaa toddobaadka soo socda inuu u ambabaxo booqasho uu ku tegayo dalka Maraykanka.

Sida ay sheegeen warar ku dhowdhow Madaxtooyada, Madaxweyne Riyaale oo ay socdaalkiisa ku wehelin doonaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Caafimaadka, Caddaaladda iyo Wasiirkuxigeenka Qorshaynta, waxa ay martiqaad ka heleen Dowladda Maraykanka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda, mudane Cabdillahi Maxamed Ducaale oo ay weheliyaan Wasiirrada Caafimaadka, Caddaaladda iyo Wasiirkuxigeenka Qorshaynta ayaa iyagu hadda ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaas oo la sheegay inay ka soo qaadanayaa fiisayaasha Madaxweynaha iyo weftigiisu ay ku tegayaan Maraykanka.

Socdaalkan ayaa noqonaya kii u horreeyey ee Madaxweyne Riyaale ku tago dalka Maraykanka. Waxaana la filayaa in ay martiqaadkan ka heleen saraakiisha ammaanka ee dowladda Maraykanka, iyada oo tibaaxaha u horreeya ee booqashadanina ay sheegayaan in Madaxweynaha lagala xaajoon doono Saldhig Milateri oo Maraykanku ka doonayo Berbera.

Borama News Network
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by Executive »

[quote="Elmi_Dheere"]Madaxweynaha lagala xaajoon doono Saldhig Milateri oo Maraykanku ka doonayo Berbera.[/quote]





*



LoooooooL
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by LiQaaye_TDH »

SL is playing great politics at the moment.... Riyaale should allow An american base in berbera, then cut the ties with the Xabashis...
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by Ina Baxar »

No.no!! waxaasi wax soconaya ma'aha .Lol
Saldhig miltiari Jabuuti ha u ahaato maraykanka, SL laakiin anigu waan ka soo hor jeeda .
OR---> haddu marykanku saldhig Bebera ka rabo , ha la aqoonsado somaliland oo "independent Somaliland" baa markaas soo dhoween kara cidamadda marykanka.
BTW, Executive afweyne miyaanu maraykanka berbera u furin , berigu adeerkaa madaxweynaha aha.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by The_Patriot »

nothing more the mayor will be told to work with the TFG to clamp down on anti-peace elemenst
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by fagash_killer »

with ethiopia we share brotherhood bussiness and friendship.so whats happening in the south we shouldnt mix it with the north afterall we are independend right?so liqaye ethiopians are wlc in berbera.and the us should keep a eye on terrorists supporters in burco.and somaliland is save lolz.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by fagash_killer »

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by Executive »

[quote="Ina Baxar"]BTW, Executive afweyne miyaanu maraykanka berbera u furin , berigu adeerkaa madaxweynaha aha[/quote]





*


What The Fuk are you talking about? Aniga waligay nin adeer ii aah madaxweyne ma noqoon.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by LiQaaye_TDH »

Faqash: how can i take your words seriously, one time your a Somalilander supporter, and the Next minute your a Casho Bijo supporter, and for about few months you were a UIC supporter? huh wtf..

Now Ethiopians are you brothers? lol Siyaaasada meel iska dhig, waad isko dhex yaacday Inadere!!!
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by fagash_killer »

[quote="LiQaaye_TDH"]Faqash: how can i take your words seriously, one time your a Somalilander supporter, and the Next minute your a Casho Bijo supporter, and for about few months you were a UIC supporter? huh wtf..

Now Ethiopians are you brothers? lol Siyaaasada meel iska dhig, waad isko dhex yaacday Inadere!!![/quote]

i support udub and whatever my adeer comes with. i dont support the tfg but i want a goverment and i said if it must be the tfg i will support it only to have a goverment. the only thing i supported of the icu is the peace they have brought.

you dont have to take my words seriusly like i said you are pissed off cuss your adeer is not in office but riyaale is i would say get use to it cuss 2008 is our turn again.

hadaad siyasaad ama caadii kaa eegtiid yes ethiopians are our brothers. i dont mix siyasaad with civalians sxb.even the politicians know it but its called siyasaad so they are following their interests.
Last edited by fagash_killer on Thu Dec 27, 2007 11:16 am, edited 1 time in total.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by Ina Baxar »

Adeerka haddu ciidamaan idin dul keenaya inagu yidha , wuu iska baxaya ee ogow , Faqashkiller!!
Meeshu Jabuuti ma'aha saxiib !!
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by fagash_killer »

[quote="Ina Baxar"]Adeerka haddu ciidamaan idin dul keenaya inagu yidha , wuu iska baxaya ee ogow , Faqashkiller!!
Meeshu Jabuuti ma'aha saxiib !![/quote]

what do you mean?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by Ina Baxar »

If Riyaale agrees to having American troops in Berbera without securing an international recognition , he's out!!
exiled
Posts: 124
Joined: Fri Dec 14, 2007 11:47 pm

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by exiled »

[quote="Ina Baxar"]If Riyaale agrees to having American troops in Berbera without securing an international recognition , he's out!![/quote]

More like S/land has no control over anything that is in S/land. :roll:
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: President Bush invites Md. Rayaale to Washington

Post by fagash_killer »

[quote="Ina Baxar"]If Riyaale agrees to having American troops in Berbera without securing an international recognition , he's out!![/quote]

somaliland is not djibouti he cant do it and certainly it wont work.the us is only after the oil why should they bring the american troops their if they have jet fighters in djibouti that can keep a eye on the whole of east africa?.and if they bring the troops their than first they need to recognise somaliland. and i dont think that the us will do it. and teeda labaad the reason why they invited the goverment is actually to piss of the tfg. they want to tell the tfg if you dont make any progess than we are going to work with somaliland its just siyasaad sxb.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”