odhaahdii Jimcaha ee adeer Wise
Posted: Fri Dec 28, 2007 2:33 pm
Hasha aan Amxaarada dufta leh duhurki eedsiinney, Kuubana hub darandoorri dhaca kula damaashaadshey, Hasha Ruush dabbaabaadka culus Dirir-Dhabe u keeney, haddaan dunida qaarkeed na dhihin dib uga soo laabta, dirqaa looga gaaree baqey dabada taageene, inaan mawdku daynayn rag ogi dulun ma qaataane!
C/lle Raage Taraawiil
HALYEY GUMAYSI DIID AH IYO DABA-DHILIF HEERYO GUMAYSI DOON AH.
C/lle Raage Taraawiil
HALYEY GUMAYSI DIID AH IYO DABA-DHILIF HEERYO GUMAYSI DOON AH.