Page 1 of 1

Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 3:05 am
by Alchemist
Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir oo qarax miino ku geeriyooday


Afhayeenkii Maamulka Gobolka Banaadir Maxameed Muxyaddiin Cali
Sabti, December 29, 2007(HOL): Waxaa saaka ku geeriyooday Isbitaalka Keysaney ee magaalada Muqdisho Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Muxyaddiin Cali kadib markii uu dhaawac culus ka soo qaraxa miino dhulka loogu aasay.

Afhayeenka oo markii hore dhaawac ahaan loogu qaaday Isbitaalka Keysaney ayaa wuxuu ku geeriyooday Saalada qalliinka Isbitaalka, sida ay xaqiijiyeen eheladiisa, waxaana la sheegay in uu u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray dhanka madaxa.

Qaraxa uu dhaawaca ka soo gaaray Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir ee kadibna uu u geeriyooday ayaa wuxuu ahaa mid loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago, taasi oo dhawaqa ay sameysay markii ay qaraxday laga maqlayay xaafado badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Mar sii horeysay ayay ahayd markii uu ka badbaaday qarax miino oo la doonayay in lagu dilo, kaasi oo loo geliyay meel aan u dheereyn gurigiisa oo ku yaala degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Alle ha u naxariistee Maxamed Muxyaddiin Cali intii aanu ku soo biirin maamulka gobolka Banaadir ee aan loo magacaabin xilka afhayeenka Maamulka Gobolka, waxaa uu ahaa Tifaftiraha Wargeys Todobaadle ah oo magaalada Muqdisho ka soo bixi jiray, kaasi oo lagu magacaabo Xiddigta Panorama.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 3:09 am
by Alchemist
Allahu akbur... much more to go...

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 3:11 am
by Shirib
They should get Mohamed Dhere,

Afhayeen, what is that? Is it a district comissioner

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 3:58 am
by sadeboi
a spokesperson shirib.

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 4:04 am
by COSTA
Thats wrong his children are orphans now and ABGAALS will be pissed off and start to kill for revenge

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 4:07 am
by Gedo_Boy
why are all the Afhayeenka's always targeted?

I guess b/c they have to go out and speak all the time.

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 4:25 am
by Hiiraan boy
[quote=\"Gedo_Boy\"]why are all the Afhayeenka\'s always targeted?

I guess b/c they have to go out and speak all the time.[/quote]

cause they work for xabashis and puppets u dumbass ilkayar

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 4:27 am
by Shirib
I don't like the targetin and killing of DC's spokes people etc..

They really have no say in the habashi's stay or in the government. They usually just need money to feed there families.

STOP KILLING DC'S.

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 4:30 am
by Luq_Ganane
They need to distribute mass "stop snitching" to all these TFG workers, lol....

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 4:33 am
by Shirib
DC'S NEED TO STOP SNITCHING TOO.

MOHAMED DHERE NEEDS A BULLET IN HIS HEAD.

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 4:36 am
by Gedo_Boy
[quote="Hiiraan boy"]
cause they work for xabashis and puppets u dumbass ilkayar[/quote]


You didn't understand what I said I said how come it's always them & not other TFG types that are killed?

Is it easier to kill Afhayeenkas?

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 6:03 am
by Angelin@
Thank God he is not Gibilcad but he will be missed as much.. May you rest in peace my Abgaal friend..

Re: Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir killed..

Posted: Sat Dec 29, 2007 7:50 am
by xaseey
seriously waan ku farxay kaa la dilay maanta ..asaga ayaaba ka darnaa xabashida aflagaada uu ku hayey shacabaka muqadishu..

xasuuqii xamar ayuu ku tilmaayay argagixiso la sifeenayo,,,

mar walba xabashida wax dilaan siiba caruur iyo naago,waayeelo,,,wuxuu ka hadli jiray radiyaasha xamar wuxuu dhihi jiray argagixiso ayaan maanta dilnay