Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by CoolPoisons »

Beesha Sade oo magacaabatay guddoomiye cusub ee Golaha siyaasadda

Kadib shirar iyo kulamo isdaba joog ah oo tobankii cisho ee u danbeeyey ay magaalada Kismaayo ku yeelanayeen hoggaanka dhaqanka ee beesha Sade G/J/hoose, kuwaasoo looga arrinsanayey soo magacaabidda Golaha siyaasadda ee beeshaasi kadib markii shaqadii laga eryey golihii siyaasadda ee uu hoggaamin jiray C/risaaq Faarax Cali Taanno ayaa habbeenimaddi xalay waxaa la magacaabay guddoomiye cusub ee Golaha siyaasadda.

Gudoomiyaha cusub oo loo magacaabay Ismaaciil Maxamed Nuur (Ismaaciil Qalinle), oo horay u ahaa madaxii dhinaca maaliyadda ee dekedda caalamiga ah ee Kismaayo ayaa odayaasha dhaqanka ee beesha Sade waxaa ay sheegeen in magacabista mas'uulkan ay ka danbeysay kadib wadatashiyo xiriir ah oo duubabka dhaqanka iyo waxgaradka beeshu ay yeesheen, waxayna ku dhawaaqeen in si rasmi ah xilka looga xayuubiyey guddoomiyihii golaha siyaasadda C/risaaq Faarax Taanno.

Afhayeenka odayaasha dhaqanka ee beesha Sade ee J/hoose C/naasir Xasan Xirsi (Shaarib) oo xalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay soo dhisi doonaan guddoomiye ku xigeenka golaha siyaasadda iyo xubnaha kamid noqon doona intaba golaha siyaasadda, wuxuuna kula dardaarmay guddoomiyaha cusub in xilkiisa si waafaqsan cadaaladda uu u guto, waxqabad la taaban karana uu soo bandhigo, isagoo ku hanjabay in guddoomiyaha cusub kalsoonida lagala noqon doona haddii uu ku guul dareysto gudashada xilkiisa.

Sikastaba ha ahaatee 21-kii bishan December ayey aheyd markii lakala diray Golihii siyaasadda ee uu madaxa uu ahaa Dr C/risaaq Taanno, waxaa sidoo kale xilligaasi shaqadii laga joojiyey guddigii dekedda maamulayey oo lagu eedeyey in ay lunsadeen hanti aad u fara badan, waxaana waqtigan la ogeyn in guddigaasi dib loo soo celin doona iyo inkale inkatoo warar aan la hubin ay sheegayaan in xubnaha guddiga dekedda dib loo soo magacaabayo, waxaana dhinaca cadeyn sida Dr C/risaaq Taanno uu ugu qanacsan yahay xilka laga qaaday iyo in uu la shaqeyn doona guddoomiyaha cusub Ismaaciil Maxamed Nuur (Ismaaciil Qalinle).

Maxamed Xaashi Tawakal, Gedoweb Kismaayo.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by CoolPoisons »

this not fair. Them Talhe fockers already Gudomiye Lower Juba and now this. Where's Sade-King that Talhe focker.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by Murax »

Here we go again, lol...
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by QansaGabeyle »

It is good news wallahi. As long as it is not a greedy reer diini focker, I am cool with it.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by S-D-M »

Ismaaciil Maxamed Nuur (Ismaaciil Qalinle) ina kaligee duul waa reer Shirwac Diini...........He is Qansa's Cousin.



[quote="QansaGabeyle"]It is good news wallahi. As long as it is not a greedy reer diini focker, I am cool with it.[/quote]


Qansa,

He is indeed another a greedy reer diini focker,
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by Murax »

Marexaan really have it wrong. First its Xamar, then Kismaayo. Gedo is home to so many Marexaan and the biggest Gobol in Somalia however nobody has done anything for it, and even the most basic societal basic services have not been carried out by the indegenous population. Thats just pathetic by us.
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by QansaGabeyle »

"Gedo is home to so many Marexaan and the biggest Gobol in Somalia however nobody has done anything for it, and even the most basic societal basic services have not been carried out by the indegenous population. Thats just pathetic by us."

I have been saying that for ages wallahi saaxiboow. Many marexaans do not want to live in small cities but what they do not understand is that the big cities they love so much did not become big cities on their own, people built them.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by Murax »

[quote="QansaGabeyle"]"but what they do not understand is that the big cities they love so much did not become big cities on their own, people built them.[/quote]


That should be written in gold.
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by QansaGabeyle »

Murax, when are you going to Bardhere saaxib? You have been stuck in America for a bit too long.
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by Naaima »

marax and qansa i couldn't agree more that the region is undeveloped in so many ways ..what a shame!!
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by QansaGabeyle »

Lol@marax. Waa murax, don't even know what that means though. Naima, have you had a break from school yet?
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by Luq_Ganane »

[quote="QansaGabeyle"]Murax, when are you going to Bardhere saaxib? You have been stuck in America for a bit too long.[/quote]


Saaxib, when Gedo goes from the Wild, Wild West to having some sort of authority that can guarantee people's security. Who's to say my own Cousin doesn't kidnap me for ransom? lol...


Anyway, adna Beled Xaawo gormeed tegi? lol..
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by Luq_Ganane »

^^

I keep logging on to the Luq nick by ACCIDENT!! LMAO...
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by Naaima »

qansa marax ayuu ka waday, he probably couldn't spell i guss..orhh i've had break since 12/06/07 ..actually i miss college,its so borin bein off so long time
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Talhe man Ismail Qalinle new Gudomiye

Post by Murax »

Naaima, magacay amaan sii!

Waanba kaa baxsan la'ahay maanta!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”