AMERICA SAIS THEY GONNA SEND ARMY TO SOMALIA

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

AMERICA SAIS THEY GONNA SEND ARMY TO SOMALIA

Post by Hiiraan boy »

Dowlada Mareykanka oo shaacisay in ay ciidamo u dirayso Soomaaliya, si ula shaqeeyaan Ciidamada dowlada fadarelka iyo Ciidamada dowlada Itoobiya.

Mogadishu, Khamiis, 03- 2008 SMC

War ka soo baxay Lataliyaasha Madaxweynaha Mareykanka ayaa cadeynaya in Dowlada Mareykanka ka hadashey Rabshadaha dalka Soomaaliya iyo sidii wax looga qaban lahaa Arimaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay la taliyahaas sare in rabshadaha ka socda Somaliya ay wadaan wax uu ugu yeeray Kooxo Seef la bood ah oo xag jir ah.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay iany Xaafiis ka furanayso Soomaaliya, kaasoo ka shaqeynaya la dagaalanka Argagixisada,sidoo kale waxay xafiisyo kaas la mid ah ayay ka furanayaan dalal kale, waxeyna shaqadoodu noqoneysaa taageerida dowlada Faderaalka ee Soomaaliya iyo inay baacsadaan soona qabtaan xubnaha ka tirsan Al-Qaacida ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.


Mareykanka ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in ay ciidamadu u soo diraan dalka Soomaaliya , si nabadgalyada dalka Soomaaliya in ugala shaqeeyaan dowlada fadarelka iyo Ciidamada dowlada Itoobiya, iyadoo warkaan laga soo xigtay Taliye oo ka tirsan Wasaarada Gaanshaandhiga Mareykanka.

Dhinaca kale Ciidamo ayaa ka jooga dowlada Mareykanka hada xeebaha Soomaaliya , iyagoo ilaalo xoogan ka haya dhamaanba xeebaha, taaso ay ka ilaalinaayaan inay soo gudbaan xeebahaas xubno sare oo haatan ay sheegtay inay qaraxyo ka wadaan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Mareykanka ayaa Sidoo kale sheegay in ay dagaalada ka socdaa dalka Soomaaliya ay yihiin kuwa ay gacan lixaad leh ku leeyihiin Madaxda Al-Qaacida,waxa ayna sheegeen in looga baahan yahay dowlada faderaalka ee Soomaaliya iyo dowlada Itoobiya in ay wax walba ka hor mariyaan nabadgalyada.

Somaliweyn Media Center SMC
Mogadishu, Somalia.
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: AMERICA SAIS THEY GONNA SEND ARMY TO SOMALIA

Post by galia »

This would never happen.
User avatar
Kramer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4342
Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
Contact:

Re: AMERICA SAIS THEY GONNA SEND ARMY TO SOMALIA

Post by Kramer »

are you kidding me?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”