BREAKING NEWS BACDA AND MATABAAN OO LA WAREEGAY ICU
Posted: Wed Jan 09, 2008 4:03 am
Kooxo hubaysan oo Maanta Dagaal kula wareegay degmada matabaan iyo Tuulada Bacda ee gobalka Hiiraan 09 Jan 2008
Posted to the Web 09 Jan 08, 10:00
Warar goo rdhaw naga soo gaaray gobalada Dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa sheegayo in xoogaga Muqaawamada Soomaaliya ay ka wareegeen deegaanka Bacda oo dhaco Galbeedka magaalada Matabaan ee gobalka Hiiraan.
Dagaal qaraar oo laysku adeegsaday hubka nuuc yadiisa kaladuwan ayaa barqanimadii maanta ka dhacay deeganka Bacda oo ay kusugnaayeen Ciidamo katirsan maamulka Gobalka Hiiraan ay u magacawday dowlada Federaalka Soomaaliya.
Gooob joogayaal ayaa Cadaado.com u sheegay in goor dhaw uu soo idlaaday dagaalkii saakay ka dhacay deegaanka bacda islamarkaana ay kooxo hubaysan ku sugnayihiin tuulada Bacda oo bilihii lasoo dhaafay ay xiisado kajireen, ilaa iyo hada wax War ah kamasoo bixin Mamaulka gobalka Hiiraan arrimahan ayaa ksuoo beegmayo xili ay gobalada baay iyo bakool ay shalay dagaalo ka dheceen
wixii kusoo kordha kala soco Cadaado.com