PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
Ra'iisul Wasaaraha Britain oo shaaca ka qaaday in uu soo dhawaynaayo waftiga Madaxweynaha Somaliland
Written by Qarannews.
Jan 09, 2008 at 04:10 PM
London(Qaran)- Waxa ayaamahii ina soo dhaafayba dalka Ingriiska ku sugnaa oo booqasho rasmi ah ku joogay wafti culus oo uu hogaaminaayo madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin.
Hadab waxa madaxweyanhu ayaamihii ina soo dhaafayba uu kulamo iyo booqosho ku maraayay meelo mihiim ah oo ka tirsan dalkan Ingriisk, taasi oo uu madaxweyanah Somaliland uu saaka booqasho ku tagay aqalka Baarlmanaaka dalka Britain, goobtaasi oo ay ku sugnaayeen xildhibaano u ololeeya qadiyada Somaliland
Sida mudanaha la yiraahdo Allan Michael oo kulanka baarlamaanku Arbaca kasta yeesho, kaasi oo loo yaqaano ama la yiraahdo Prime Minister's Question Time oo su'aalo lagu weydiiyo Ra'iisul Wasaaraha Britain ku sheegay in Madaxweynaha Somaliland iyo xubno ka tirsan dowladdiisa ay booqanayaan dalkan isla hadana ay ku sugan yihiin aqalka Barlmanaanka Ingiriiska hada .
Mudanahaasi ayaa ka codsaday Ra'iisul Wasaaraha inuu hambalyo u jeediyo Somaliland oo uu sheegay in 18-kii sano ee la soo dhaafay ay iyaga oo aan shanqar badneyn wax badan qabsadeen, sida doorashooyinka dowladaha hoose, baarlamaanka iyo kuwa Madaxweynaha.
Miyeysan ahayn ayuu yiri Allen Michael in waxqabadkaasi ay beesha caalamku u muujiso xushmad, halka dadka Koonfurta uu sheegay in aanay haysan dowlad dhab ah, welina ay ku jiraan fowdo.
Ra'iisul Wasaare Gordon Brown oo su'aashaasi ka jawaabayay ayaa yiri, "waan ku raacsanahay Mudanaha saaxiibkeey ah oo isagu saaxiib la ah dalkaas".
"Martida na soo booqatay waan ku soo dhoweynayaa dalkan. Waxaanan sameynayaa wax kasta oo aan awoodno si waddamada nalala xiriiriyo aan gacan uga siinno horumarinta caalamiga ah. Isla markaana aan gacan uga geysanno dhismaha hey'adaha dimuqraaddiyadda" ee Somaliland
Arrintani waxay u tahay Somaliland dacaayad weyn, taas oo shidaal u noqon doonta ololaha aqoonsi raadiska ah.
Hadaba su'aalaahaas la waydiinaayay Raysal wasaaraha dalka Britain ayaa si toos ah waxa looga daawanaayay Telefeeshinka dalka Britain iyo sidoo kale idaacado dhowr ah oo ka hadla dalka Britain siiba magaalada London iyo sidoo kale idaacda BBC-da qaybaheeda TV, iyo Raadiyahaba, arintani oo lagu tilmaami karo talaabo xoogleh oo siyaasadeed oo uu qaaday madaxweyne Rayaale iyo xukumadiisuba, taasi oo uu maanta kulankaasi oo uu goob joog ka ahaa wakiilka cusub ee uu madaxweyne Rayaale dhawaan u soo magacaabay in uu Somaliland u fadhiisto magaalada London oo ah wakiilkii ugu horeeyay ee xukumada Somaliland si toos ah ay wadanka gudahiisa uga soo wakiilato in uu wakiil uu uga noqdo dalka Britain.
Qarannews
London UK

-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
You are late.
It was about 6 hours ago.
I did not break the news as i am not a somalilander and was waiting for your guys to start a thread.
The house of parlement have mentioned:
THE PRESIDENT OF SOMALILAND (RIYALLEH)
AND THE COUNTRY OF SOMALILAND.
This is a first in UK parlement, which means there is something brewing in the international community.
As soon as the independence is declared. We will celebrate as well in djibouti.
Wishing you good luck for all somalilanders..

- Aliyah99
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2604
- Joined: Sun Sep 02, 2007 2:27 pm
- Location: Burco - S/Land
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
I never watch Prime Ministers Question time LOL
I will watch it tonight inshaalah its repeated 7.30pm (Parliament channel on Sky)
I will watch it tonight inshaalah its repeated 7.30pm (Parliament channel on Sky)
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
inshallah brother
but brother djibouti is also my country u have to suport us like we suport you in the 60

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
War ma inuu CY meesha ku go'o ayay ugu talogaleen nimankan ingiriiska ah?
TV-ga marku ka dawaawado sariirtu dul jiifo , sow naftu ba ka bixi mayso??

Last edited by SahanGalbeed on Wed Jan 09, 2008 2:36 pm, edited 1 time in total.
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
Again this is fake news. There were no official meetings between Riyaale and G. Brown.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
quote-->Ra'iisul Wasaaraha Britain oo shaaca ka qaaday in uu soo dhawaynaayo waftiga Madaxweynaha Somaliland .
You cannot either read somali , or you're just another dumb fock, jr*!!
You cannot either read somali , or you're just another dumb fock, jr*!!
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
[quote="SahanGalbeed"]quote-->Ra'iisul Wasaaraha Britain oo shaaca ka qaaday in uu soo dhawaynaayo waftiga Madaxweynaha Somaliland .
You cannot either read somali , or you're just another dumb fock, jr*!![/quote]
There is no official press release from the UK government that said there was meeting that took place between G. Brown and Riyaale...so until then it is just hearsay.

Sanaagian
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1005
- Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
- Location: Somaliland Forever
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
Absolutely there is something brewing.
I have heard it as well ....
Somaliland
I have heard it as well ....
Somaliland
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
MEYEEN DHULBAHANTIHI AMA DIRAC DAROODKII ISLA KU MUDAHAARADA DAAHIR RAYALE
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
LOL
That is a good one. Daahir Riyaale gets a welcome and BeerDoofaar gets none.
Imika Beer Doofaar alow yaa ogaada masayr uuu beerka intii kasii hadhayna u dhimanayaa LOOOL

*lady_ice_4u2nv*
- SomaliNet Super

- Posts: 12183
- Joined: Tue May 23, 2006 3:53 am
- Location: TO DA LEFT
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
what was you expecting a flippin tea party...jeez
- *Nobleman*
- SomaliNet Super

- Posts: 6864
- Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
- Location: United- Not arrogant, just better
Re: PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM WELCOMES DAAHIR RAYAALE
They mentioned somaliland on pm questions time? i doubt that, they rarley talk about international issues, only big scale issues such as iraq etc. Unless an mp, who represents either bristol, woolwich or cardiff (heavy isssaq areas) mentioned it in the questions.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 37 Views
-
Last post by union
-
- 9 Replies
- 1020 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 2 Replies
- 850 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 11 Replies
- 2240 Views
-
Last post by bashe19
-
- 8 Replies
- 3305 Views
-
Last post by Voltage