Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo sheegay inuu markale isku soo taagidoono Jagada Madaxweynaha ee dhicidoonta sanadka 2009-ka
(London, January, 08 2008 Ceegaag Online)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Kmg Mudane C/llaahi Yuusuf Axmed oo arrimo Caafimaadkiisa la xiriira u jooga Magaalada London ayaa waxaa uu ka dhawaajiyay inuu isku soo taagidoono Jagada Madaxtinimada Soomaaliya ee dhici doonta Sanadka 2009-ka marka uu dhamaado waqtiga Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay wanaagsan tahay, isagoo sheegay inuu damacsanyahay in markale uu isku soo taago Jagada Madaxtinimada ee la qaban doono sanadka 2009-ka waxa uuna carabka ku dhuftay inuusan jirin shaqsi ka mudan Xilka loo tartamayo dadkuna ay dooran doonaan.
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo wareysi siiyay Idaacadaha gudaha Soomaaliya qaarkood ayaa muujiyay waxqabnad fiican inuu qabtay tan iyo markii la doortay "waa jiri karan dad i dhaliila laakiin anigu nin ahaan waan isku kalsoonahay"ayuu yiri madaxwayne Yuusuf.

Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
Only Ali Gheedi and Abdullahi Yusuf has said they will run for presidency so far loooool
Yaa Somali waax uu taara
Yaa Somali waax uu taara
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1005
- Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
- Location: Somaliland Forever
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
looooooooooool
Ninkuu waa xoor , probably after being dictator in TFG Somalia for another 20 years he would go back to Puntland and rule them the next 70 years

- PINK_BUNNY
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2472
- Joined: Sat Dec 29, 2007 6:59 pm
- Location: le desert chaud d'Arabie.....recherchant pour Aladdin
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
Is he running again?
- The-Screw
- SomaliNet Super
- Posts: 19924
- Joined: Thu Oct 18, 2001 7:00 pm
- Location: Somewhere in the PNW
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
This is MADNESS!!
- Starscream
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2526
- Joined: Mon Sep 10, 2007 11:16 am
- Location: Qardho District.
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
this is not even news lol. it would be news if he wouldn't, considering he'll win the elections anyway for the 2nd term.
AY will be in Xamar till 2014, MJ got 6 good years of bililiqo left before heading back to Puntland. it's up to Hawiye, if we get somewhat of a working central government out of it after these dark days.
AY will be in Xamar till 2014, MJ got 6 good years of bililiqo left before heading back to Puntland. it's up to Hawiye, if we get somewhat of a working central government out of it after these dark days.
- PINK_BUNNY
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2472
- Joined: Sat Dec 29, 2007 6:59 pm
- Location: le desert chaud d'Arabie.....recherchant pour Aladdin
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
Who the hell does he think is going to elect him after he pretty much fucked the country up. Somalia is doomed forever. We have permanently lost our home.
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
Guulwadow C/laahi
Aabihii Garashada
Geesiga yagoow....
Vote C/laahi 09
Aabihii Garashada
Geesiga yagoow....
Vote C/laahi 09
Last edited by *jr on Wed Jan 09, 2008 5:20 pm, edited 1 time in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
year 2009 caasho yuusuf biijo will in his grave, gone, Rotten Dead .
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
[quote="DR-YALAXOOW"]year 2009 caasho yuusuf biijo will in his grave, gone, Rotten Dead .[/quote]
Illaah baa taas og'
Illaah baa taas og'
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
Personaly I want Ali Gheedi to become President of Somalia in 2009.
Hawiye is dieing for the seat and they best they got is Ali Gheedi.
BUt if His excellency President Abduallhi Yusuf wins again we shall be a lucky country to have him around for another 5 years.

- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
you have the same old people running for office
what are we gonna get besides stolen aid money, more clan fighting in retaliation, more ethiopian troops
effing wasteland
what are we gonna get besides stolen aid money, more clan fighting in retaliation, more ethiopian troops
effing wasteland
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
[quote="FAH1223"]you have the same old people running for office
what are we gonna get besides stolen aid money, more clan fighting in retaliation, more ethiopian troops
effing wasteland[/quote]
That is how it is worldwide son.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Abdullahi Yusuf Presidential Candidate for 2009 lol
President Darman will run again in 2009 after his term expires
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1076 Views
-
Last post by sahal80
-
- 4 Replies
- 805 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 20 Replies
- 3991 Views
-
Last post by Lillaahiya
-
- 10 Replies
- 1440 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 5 Replies
- 846 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 551 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 622 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 4 Replies
- 829 Views
-
Last post by Advo
-
- 85 Replies
- 507 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 23 Replies
- 1932 Views
-
Last post by ArcadeFire