Page 1 of 2

S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 3:32 am
by siciid harti
Aqoonsi waxay helaysaa s/land marka gobolada oodhan cod la weydiiyo kadibna ay u codeeyaan haa ama maya markaas oo kaliya ayeey aqoonsi helaysaalaakiin ingiiraas dabada loo dhigto iyo gay shir kulan aad la qaadataan aqoonsi kuma helaysaan

matahay sidaas mise maahan

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 3:46 am
by Murax
War kuwi 18 years bee ducaysanaayen, bal amaan sii ninyahow >>> http://i206.photobucket.com/albums/bb5/ ... ale201.jpg

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 6:17 am
by The_Emperior5
wa run duco ilahay ba wax lugu hella and the thing is ilahay ba na oogaladay anaga

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 8:02 am
by Boqor__Daarod
lol riyaale looks like a gangster in the pic

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 12:21 pm
by siciid harti
wali ma dhawa waxaad raadineeysan ee suga aqoonsiga anaa idiin hayee

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 12:26 pm
by AyeeyoH
cajiib walle dad badan ba ku waashiy somaliland.Why is everyone in somalinet are obsessed about
somaliland....dont you pple never get tired of it...or you are just jealous?ooh waa sida sheekada ilayen.

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 12:30 pm
by siciid harti
[quote="GRANNY"]cajiib walle dad badan ba ku waashiy somaliland.Why is everyone in somalinet are obsessed about
somaliland....dont you pple never get tired of it...or you are just jealous?ooh waa sida sheekada ilayen.[/quote]


adeer nac nacda nagala tag sidii habraha su,aal fool xun hana weeydiine

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 12:33 pm
by SahanGalbeed
Horta somalilander , ma tahay mise ma tihid ?
Ninkii somalilander ah ayuunba la waraysan kara.
quote-->"Gobolada somalildan oo dhan ".. maxay ka dhigantahay?

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 12:38 pm
by AyeeyoH
siciid oo goormaad adeerkey noqotey walaal...shalay so tii pampers laga badaliyey...Meshan qof kasta
ra'iygiisa ayuu dhiibaneya..i thought the whole point of being here was the NAC NAC....bal waxa xikmada leh aad soo xarxariiqdey bal isheeg.Dadka ka xishood asaasaaq yaho micido ka horeysa.

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 12:44 pm
by siciid harti
[quote="SahanGalbeed"]Horta somalilander , ma tahay mise ma tihid ?
Ninkii somalilander ah ayuunba la waraysan kara.
quote-->"Gobolada somalildan oo dhan ".. maxay ka dhigantahay?[/quote]

Aniga waxaan ahay gobol ahaan waxay ahay s/land oo dee ingiriiskii ayaaba inawada gumeeysan jirey isaaq iyo dhulbahante maanta see s/land waa la badaly oo waxaa loo rogay isaaqland ama iidoorland marka anigu maamulkaas ma hoos tagi karo waayo waa qabiil

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 12:50 pm
by Sanaagian
Siciid harti forumer

give it a rest man

you are somalilander

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 12:54 pm
by siciid harti
anigoo dhulbahante ah lagama yaabo in aan isaaq dowlad uuleeyahay hoos tago ama aan kaba mid noqdaba dowlad iidoor

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 2:14 pm
by SahanGalbeed
Dee haddaa maxaynu kaa waraysana haddad adiguba diidday in lagu la hadlo?
You're either IN or you're OUT!!

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 2:21 pm
by Qatar_isaaq_chick
Somalinet is obssesed with Somaliland reer waqoyi .. cant blame them though ..

No offence to Non somalilander most of you guys hates us because you know Somaliland will become successful
and you guys isn't part of it.

Re: S/land Sidan Aqoonsi Kuma Heleyso

Posted: Thu Jan 10, 2008 2:27 pm
by biko
horta xoolahan somaliland lagu saliday mid aan idhahdo...

somaliland 18'ki sano ee na soo dhafay waxay nabad iyo barwaaqo dadkeedu ugu ceeshayeen ma ogtahay iney ahayd because Ilaahay aya aqoonsana?

somaliland somaliland baa idinka soo hadhay ee bal tiina dib ugu noqda oo waxad ku tala jirtan bal a la arko.

somaliland dhaqaaqday oo tagtay ee, daba soco ma gaadhide.


if you cant imitate, dont hate but at least apreciate.