Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
Iska horimaad xalay ku dhex marey Laba garab oo kala taageersan ciidamada beesha Sade Magaalada Kismaayo
Kismaayo:-Dagaal ayaa xalay waxa uu dhex marey laba garab oo kala taageersan maamulka haatan gacanta ku haya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/Hoose.
Iska horimaadkan ayaa waxaa ka soo baxaya warar iskhilaafsan cidda sida tooska ah ugu danbeysa waxaase la xaqiijiyey in uu dhex marey laba garab oo kala taageersan ciidamada beesha Sade.
Xasan Daahir Baad oo ah Taliyaha ciidamada guud ee ammaanka,ayaa sheegay in iska horimaadkan uu u dhaxeeyay ciidamada iyo kooxo maleeshiyo hubeysan ah oo soo weerartay waxa uuna sheegay in ay baacsadeen balse waxaa arinkaas si xoogan u beenshay Taliyaha ciidamada ammaanka ee dhanka galbeed magaalada Kismaayo,Max\'ed Buulow, wuxuuna sheegay in iska horimaadka uu dhex maray ciidamada ammaanka laftooda.
Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira amaan xumo baahsan waxaana ay cirka isku sii shareertay markii ay khilaaf soo kala dhex galay laba garab oo ka wada tirsan beesha haysta magaalada oo kala taabacsan Col Bare Hiiraale iyo C/risaaq Taano sida warar hoose ay sheegayaaan

Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
walle soomali wey u dhamaatay
2day 3 clanwars.
xawaadle cali madaxwene vs abgaal
warsangeli dubeys vs majerteen ciise maxamuud
merehan reer siyaad vs merehan reer kooshin
2day 3 clanwars.
xawaadle cali madaxwene vs abgaal
warsangeli dubeys vs majerteen ciise maxamuud
merehan reer siyaad vs merehan reer kooshin
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
Somalis have gone completely insane.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
mar hore baan idhin sheegay. clanwars will never end. even if somalia gets peace, clanwars will always be there.
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
Of course it will never end because no sane person would partake in clan wars in the first place, especially in this day and age. They keep fighting over and over, why don't they just create institution that settle all clan disputes for once and all?
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
[quote=\"NoAngst.\"]Of course it will never end because no sane person would partake in clan wars in the first place, especially in this day and age. They keep fighting over and over, why don\'t they just create institution that settle all clan disputes for once and all?[/quote]
dee waxaas wey burbureeyn marki dhacday dowlada dhexe. before 1991 waxa jiray institution that settle clan problems.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
Wax iska horimaadoo beelo dhex maray majiraan. Ciidamada amniga ayaa talaabo sharciya ka qaaday dableey hub sharci daro ah wadatay.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
waryee dabeeleyga hub sharci daro wato ma reer siyaadbaa. adigo reer kooshin ah u will call ur enemy dableey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
afhayeekiina baa cudurdaar ka bixiyay. bal akhri.
Maamulka Kismaayo oo ka hadlay dagaal shalay dhacay Kismaayo iyo Siyaasiyiin katirsan Beesha Sede oo Maanta Kismaayo soo gaaray.
Saraakiil katirsan Ciidamada Maamulka magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa maanta raali gelin kabixiyay iskahor imaad Shalay ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo kaas oo u dhexeeyay ilaalada gaari xamuul ah oo ay saarayd Dhuxul lagu weday in laga dhoofiyo Dekadda Kismaayo.
Afhayeenka Beesha Sede ee ka arrimiso Kismaayo iyo Juubooyinka Xasan dheere ayaa raali gelin rasmiya maanta ka bixiyay Dagaalkii shalay gelinkii dambe ka dhacay Kismaayo.
Mamaulka Jubbada hoose ayaa arrintaas ku tilmaamay mid si khalad ah ku dhacay islamarkaana uu ahaa mid ay kawada xunyihiin Maamulka gobalada jubbooyinka.
dhinaca kale Saraakiil sar sare oo katirsan siyaasiyiinta Beesha Sede ayaa maanta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo kuwaas oo ka yimid dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi sida uu Huriwaa.com u sheegay weriye Maxamad Tawakal oo kusugan Kismaayo, wafdiga ayaa waxaa Hugaaminayay Col C/laahi shiikh Ismaaciil fartaag oo bilihii lasoodhaafay arrima caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa kadib markii uu ku dhaawacmay qarax Bam oo ka dhacay xaafadda Calanleen sanadii 2007-da.
Siyaasiyiinytan katirsan Beesha Sede ee maanta soo gaaratay Kismaayo ayaa kusoo beegantay xili Beesha Sede ay qaadacday Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu soo dhisay R/wdaare Nuur cadde.
Huriwaa.com Kismaayo Jubbada hoose

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
The Isbaaro wars :)
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
[quote=\"AbdiWahab252\"]The Isbaaro wars :)[/quote]
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
I hope Kismaayo don't turn into Xamar. Whats up with all this?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
[quote="Shirib"]I hope Kismaayo don't turn into Xamar. Whats up with all this?[/quote]
That will never happen sxb.
Commanders of the JDF have landed in Kismayo today, all non JDF armed men shall be disarmed and sent to training camps and Jubbaland State will be announced to the world soon.

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
rip kismayo shidh why ruin a beautiful city
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
[quote=\"xoogSADE14\"][quote=\"Shirib\"]I hope Kismaayo don\'t turn into Xamar. Whats up with all this?[/quote]
That will never happen sxb.
Commanders of the JDF have landed in Kismayo today, all non JDF armed men shall be disarmed and sent to training camps and Jubbaland State will be announced to the world soon.[/quote]
xoogsadow ninyo markasta jubbaland waa lagu dhawaaqi doona baa ku hadasha but nothing happens.
That will never happen sxb.
Commanders of the JDF have landed in Kismayo today, all non JDF armed men shall be disarmed and sent to training camps and Jubbaland State will be announced to the world soon.[/quote]
xoogsadow ninyo markasta jubbaland waa lagu dhawaaqi doona baa ku hadasha but nothing happens.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Iska horimaad Laba garab oo kala taageersan beesha Sade Kism
[quote="Hiiraan boy"] markasta jubbaland waa lagu dhawaaqi doona baa ku hadasha but nothing happens.[/quote]
Creating a viable regional administration comprised of three of the best gobols in Somalia isn't as easy as setting up isbaaros in medina or bakaaraha sxb.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 434 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 1 Replies
- 492 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 5 Replies
- 421 Views
-
Last post by adanboy
-
- 5 Replies
- 815 Views
-
Last post by COSTA
-
- 0 Replies
- 417 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 1050 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 1153 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 3021 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 1 Replies
- 272 Views
-
Last post by Gamadid.