Page 1 of 1

somali shiling $100 to 25500.00 shiling lol...

Posted: Thu Jan 10, 2008 9:58 am
by Ghetto_Faarax
Magaalada Burco oo laga keenay Lacagta Shilin Somaliga ah

{Lascanood}10-01-08 Waxaa saaka cirka isku shareeray Lacagta dolorka ee lagu kala sarifto shilin somaliga, kadib markii gawaadhi Lacag ku rarantahay 1000ka shilin ee somaliga laga keenay Magaalada Burco oo maal mihii ugu danbeeyay la keenay Makiinad Lacagta lagu sameeyo.

Makiinadan ayaa laga keenay dibada kadib markii ay arkeen sida shilin somaligu uu fadhiyo.

Tan ayaa lagu doonayaa in shacabka SSC lagu qasbo innay qaataan Shilinka SNM si Lacgtaas ay ugu gurtaan Dolor. Labo ka mid ah bakhaarada ayaa dagaal ugu jira sidii loo qaadan lahaa lacagta SNM.

Isku soo wada duub Waxaa saaka uu marayaa $100 dolor lacag dhan 26500.000 shilin somali ah. taan ayaa ah dagaalka dhaqaale ee lagula jiro guud ahaa Maamulka Puntland.

Khadar Cali Nuur (WidhWidh Online) Lascanood



http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=8598

Re: somali shiling $100 to 25500.00 shiling lol...

Posted: Thu Jan 10, 2008 11:47 am
by Sanaagian
It's because of Majeerteens creating fake money with their copymachines in Bosaaso ...