Qarax culus oo caawa lala begsaday guriga gudoomiyaha gobolka hiiraan ee magaalada B/weyne
Sh, M network 10 Jan 08, 13:50
Qarax culus oo caawa lala begsaday guriga gudoomiyaha gobolka hiiraan ee magaalada B/weyne
Kooxo hubeysan ayaa caawa weerar loo adeegsaday bam gacmeed kuweeraray hoyga gudoomiyaha gobolka hiiraan yuuruf dabageed xili uu gudoomiyuhu kusugnaa guriga laweeraray.
Bamka lagu tuuray guriga ayaa lasheegay inuu ugudbay gudaha guriga iyadoo ilaa haatan aan la,aqoon qasaaraha uu qaraxaasi sababay
Rasaas culus ayaa laga maqlayaa haatan aaga guriga uu gudoomiyuhu daganyahay waxaana wararka halkaasi inaga soo gaaraya aay sheegayaan in kooxihii weerarka kuqaaday guriga gudoomiye yuusuf axmad hagar(yuusuf dabageed aay baxsadeen
Qaraxaasi ayaa caawa si weyn looga maqlayay xaafadaha kala duwan ee magaalada B/weyne waxii warar ah ee kusoo kordha qaraxa caawa lala beegsaday guriga yuusuf dabageed waynu idinla socodsiin doonaa.
BREAKING NEWS DABAGEED HOUSE ATTACKED WITH BOMB
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BREAKING NEWS DABAGEED HOUSE ATTACKED WITH BOMB
Another lucky SOB.
Remind me to get the Xirsi that Dhabageed & Mohamed Dhere have.
Remind me to get the Xirsi that Dhabageed & Mohamed Dhere have.
-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: BREAKING NEWS DABAGEED HOUSE ATTACKED WITH BOMB
Mujaahid Dabageed and Mujaahid Maxamed Dheere
Somali anti-terrorist heroes.
Somali anti-terrorist heroes.
Re: BREAKING NEWS DABAGEED HOUSE ATTACKED WITH BOMB
[quote="Cilmiile"]Mujaahid Dabageed and Mujaahid Maxamed Dheere
Somali anti-terrorist heroes.[/quote]
lool....Wara Cilmille, xageed ka baxday man?
Somali anti-terrorist heroes.[/quote]
lool....Wara Cilmille, xageed ka baxday man?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 90 Replies
- 63361 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 8 Replies
- 1010 Views
-
Last post by gemini_snake
-
- 2 Replies
- 377 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 33 Replies
- 2903 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 43 Replies
- 5622 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 974 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 477 Views
-
Last post by Deqa111
-
- 0 Replies
- 406 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 0 Replies
- 493 Views
-
Last post by Deqa111