War degdeg ah: Gaadhi tikniko ah oo kasoo goostay maamulka Puntland una soo galay Somaliland.
Warkii 11-Jan-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa kasoo goostay ciidamada maamulka Puntland ee ku sugan caasimada Garowe gaadhi tikniko ah kaas oo kamid ahaa baabuurta dagaalka ee ku jiray jiida hore ee ciidamada maamulka Puntland ee Somalia.
Gaadhigan iyo ciidamadii watay ayaa maanta waxa ay soo galeen magaalada Laascaanood iyagoo isu soo dhiibay ciidamada Somaliland gaar ahaana Coll: Dalbac oo kamid ah saraakiisha ciidanka Somaliland haystana ciidamo sitoos ah uga amar qaata.
Gaadhigan kasoo goostay maamulka Puntland una soo goostay ciidamada Somaliland ayaa waxa uu yahay Jiib ilaa hadda lama oga sababta dhabta ah ee kadanbaysay in baabuurkan iyo ciidamada wata ay xiligan xasaasiga ah ay kasoo goostaan ciidamadii ay ka tirsanaayeen.
Saraakiisha ciidanka Somaliland oo uu hor kacayo Coll: Ibraahim Caydiid Dhadhable oo ah abaanduulaha ciidanka Somaliland ayaa si wayn usoo dhaweeyay baabuurkan iyo ciidamadii watay iyadoo uu hadda ku sugan yahay taliska ciidanka Somaliland ee magaalada Laascaanood ayna sraakiisha ciidanku shir kula lee yihiin ciidankii watay gaadhiga tiknikada ah.
Hadaba gaadhiga tiknikada ah ee kasoo goostay ciidanka maamulka Puntland ayaa waxa uu kusoo beegmay xilli ay dad badani saadaalinayaan in uu dhici karo dagaal ayna Puntland isu diyaarinayso dagaal rogaal celin ah oo ay doonayso in dib ugu qabsato magaalada Laascaanood.
Afnugaal News Desk
info@afnugaal.com
breaking news gaadhi ka soo goostey maamulka majeerteeniyaW
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Posts: 43
- Joined: Thu Aug 02, 2007 11:20 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 42 Replies
- 3022 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 662 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 4 Replies
- 733 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 90 Replies
- 60773 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 679 Views
-
Last post by sahal80
-
- 14 Replies
- 5736 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 21 Replies
- 9853 Views
-
Last post by The_Emperior5