Ciidamada Dowlada Ethiopia oo dab ku qabad siiyay ilaa 4 gaari dhulka ismaamulka Somalida Ethiopia
Sh, M network 19 Jan 08, 07:00
Mogadishu 19 Jan. 07 (Sh.M.Network Ciidamada Dowlada Ethiopia ayaa dab qabad siiyay ilaa 4 gaari oo qaad geeyay deeganada hoos taga dhulka simaamulka somalida Ethiopia waxaana gawaaridaaso laga lahaa degmada Balan Bale ee gobolka G/gaduud.
Gubida Gaadiidkani ee ciidamada Dowalad Ethiopia ayaa ka danbeeysay howlgal ay dhawaanahan ka fulinayeen dhulka ismaamulka somalida Ethiopia waxaana weli lagu layahay dhowr gaari oo ay ciidmadaasi horay u kexeeysteen laman oga halka ay u wateen iyaga iyo rakaabkii saaraba.
Sidoo kale ciidamada ayaa iska sii daayay booyado u biyo dhaamin jiray dadka ku nool deegaankaasi oo ay diloodeen abaaro iyo biyo la'aan ku dhufatay deegaankooda.
Ciidmada Dowlada Ethiopia ayaa waayadan u diidayay gawaarida ka tagta dhanka somalia ee gaarta dhulka ismaamulka Somalida Ethiopia,waxaana saraakiil u hadashay ciidamada ay sheegeen in wax gaadiid ah ayan soo gali Karin kana bixi kari dhulka somalida Ethiopia inta ay ku gudo jiraan howgalada ay ku baadi goobayaan taageerayaasha Jabhada ONLF oo dagaal xoogan kala soo hor jeeda.
Amharo burn 4 trucks from Balan-bale Galgudud
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 778 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 0 Replies
- 300 Views
-
Last post by musika man
-
- 0 Replies
- 265 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 41 Replies
- 1736 Views
-
Last post by MissFiora
-
- 17 Replies
- 1468 Views
-
Last post by highclass
-
- 7 Replies
- 1293 Views
-
Last post by gurey25
-
- 21 Replies
- 1048 Views
-
Last post by Based
-
- 3 Replies
- 384 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 19 Replies
- 1037 Views
-
Last post by sadeboi