Daahir Riyaale

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Daahir Riyaale

Post by gemini07 »

Daahir Riyaale oo Soo Taabtay Gidaarkii Raja Xumada iyo Beelaha Dirta Waqooyi oo arintaas Qaadan La.







Waxay ahayd dhowaan markii Daahir Riyaale Kaahin oo ah Horjoogaha Beelaha Dirta waqooyi u direen Dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka si uu halkaas uga soo qaado aqoonsi caalami ah oo ay beelahaasi ku riyoodeen sanad fog,Riyaale oo laga sugayey rajo fiican ayaa la sheegayaa in uu gaarey gidaarkii.






Rajo Xumada iyo quusta ka dib markii loo sheegay in aanay suurta gal ahan barnaamijka uu ka soo qaaday qoys ka mid ah Mujtamaca Soomaalida e degta geeska afrika,waxaana loo sheegay in laga caawin doono Beelahaasi uu ka yahay odayga dhinacyada cawimada oo ay ugu Horeyso in la soo gaarsiiyo Hargeysa "Markab Condom ah"si ay dadku marka ay isu galmoonayaan u isticmaalaan.



Saaka ayaanu xiriiro la samaynay Magaalada Hargeysa oo ah xarunta ay Maamulka Dirtu ka fuliyaan shirqoolada kala Qaybinta Soomaaliya Waxaana Makhaayadaha Magaalada saaka lagaga qaxwanayaa cadho iyo cayntan loo hayo Marykanka iyo ingiriiska oo u dhega nuglaadey Dhawr Profossor oo saamooli ah oo hor taagan aqoonsiga Beelaha Dirta waqooyi.



Ragan saaka aadka looga hadal hayo Magaalada hargeysa ayaa kala ah Dr.Cali Khaliif Galadh,iyo labada Ilma Samatar oo ay sheegeen in ay Yihiin laf dhuun gashay isla markaasina ay hor taagan yihiin aqoonsiga beelaha dirta Waqooyi.



Dhimaca kalae Daahir Riyaale ayaa la sheegayaa in uu gaarey gidarkii ugu danbeeyey oo ah Wasaarada arimaha dibeda ee Dalka Maraykanka oo uu dib ugala soo laabtay quus iyo faro madhan marka laga reebo xoogaa Caawimo ah oo "Condom" ah.



Boocame Online News



Laascaanood Somalia



Jaamac Cumar
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Daahir Riyaale

Post by SahanGalbeed »

Lol.
Kuwa lagu dambaabo weeye kuwani .
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Daahir Riyaale

Post by Ureysoo »

Ina Lilaah Wa Ina Ileeyhi Rajucoon. Somaliland Ilahay Ha Oo Naxaristo --- Amiin......
Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: Daahir Riyaale

Post by Fale »

[quote="gemini07" Dhimaca kalae Daahir Riyaale ayaa la sheegayaa in uu gaarey gidarkii ugu danbeeyey oo ah Wasaarada arimaha dibeda ee Dalka Maraykanka oo uu dib ugala soo laabtay quus iyo faro madhan marka laga reebo xoogaa Caawimo ah oo "Condom" ah. [/quote]


Condom kulahaa lol..... Waawareey !
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Daahir Riyaale

Post by Ureysoo »

Looooooooooooooooooooooooooool@ ---- "odayga dhinacyada cawimada oo ay ugu Horeyso in la soo gaarsiiyo Hargeysa "Markab Condom ah"si ay dadku marka ay isu galmoonayaan u isticmaalaan" ---

Bisinka, How did I miss that part, Lol.....Somalidi Weey Xumadeeyn Walle. Maraakib Condoms Saarantahay "Caawinaad" Ku Sheegayaan. Condoms-ka Hargeiso La Garsiinaayo Wa Maxey Horta?. Business Xoog Badan Beey Galeeyn Cidaas, Mindha.....
Icekristella
Posts: 191
Joined: Mon Jan 07, 2008 6:41 pm
Location: London

Re: Daahir Riyaale

Post by Icekristella »

and the saga that is La-La Land continues........................
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”