Daahir Riyaale
Posted: Sat Jan 19, 2008 12:13 pm
Daahir Riyaale oo Soo Taabtay Gidaarkii Raja Xumada iyo Beelaha Dirta Waqooyi oo arintaas Qaadan La.
Waxay ahayd dhowaan markii Daahir Riyaale Kaahin oo ah Horjoogaha Beelaha Dirta waqooyi u direen Dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka si uu halkaas uga soo qaado aqoonsi caalami ah oo ay beelahaasi ku riyoodeen sanad fog,Riyaale oo laga sugayey rajo fiican ayaa la sheegayaa in uu gaarey gidaarkii.
Rajo Xumada iyo quusta ka dib markii loo sheegay in aanay suurta gal ahan barnaamijka uu ka soo qaaday qoys ka mid ah Mujtamaca Soomaalida e degta geeska afrika,waxaana loo sheegay in laga caawin doono Beelahaasi uu ka yahay odayga dhinacyada cawimada oo ay ugu Horeyso in la soo gaarsiiyo Hargeysa "Markab Condom ah"si ay dadku marka ay isu galmoonayaan u isticmaalaan.
Saaka ayaanu xiriiro la samaynay Magaalada Hargeysa oo ah xarunta ay Maamulka Dirtu ka fuliyaan shirqoolada kala Qaybinta Soomaaliya Waxaana Makhaayadaha Magaalada saaka lagaga qaxwanayaa cadho iyo cayntan loo hayo Marykanka iyo ingiriiska oo u dhega nuglaadey Dhawr Profossor oo saamooli ah oo hor taagan aqoonsiga Beelaha Dirta waqooyi.
Ragan saaka aadka looga hadal hayo Magaalada hargeysa ayaa kala ah Dr.Cali Khaliif Galadh,iyo labada Ilma Samatar oo ay sheegeen in ay Yihiin laf dhuun gashay isla markaasina ay hor taagan yihiin aqoonsiga beelaha dirta Waqooyi.
Dhimaca kalae Daahir Riyaale ayaa la sheegayaa in uu gaarey gidarkii ugu danbeeyey oo ah Wasaarada arimaha dibeda ee Dalka Maraykanka oo uu dib ugala soo laabtay quus iyo faro madhan marka laga reebo xoogaa Caawimo ah oo "Condom" ah.
Boocame Online News
Laascaanood Somalia
Jaamac Cumar