MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by The_Emperior5 »

Qaxii ugu badnaa ebid oo maanta soo gaaray magaalada Hargeysa
Hargeysa
Qaxii ugu badnaa ebid ayaa soo garay shalay galab magaalada Hargeysa kuwaa oo ay soo kala daabuleen diyaaradaha Daalo iyo Jubba

Diyaaradahaan oo keenay maanta ciyaal iyo haween badan ayaa siweyn ugu farxay kadib markii si diiraan ay ugu soo dhaweyeen maamulka Soomaaliland iyo shacabkeeda iyadoona horay u joogeen shacab badan oo ka soo qaxay Muqdisho kuwaa oo si kal kacal ku jira loogu soo dhaweyey

Magaalada Hargeysa oo xiligaan la ciir ciireysa shacab badan oo Soomaaliyeed ayaa waxay ku heystaan amaan aysan waligood ku taamin 18sano ee la soo dhaafay waxayna dadka ka soo qaxay Muqdisho ay ku amaaneen amaanka ka jira Dhulka Soomaaliland iyagoona sheegay in ay caasimada Hargeysa ay ka amaan fiican tahay caasimado badan oo ku yaalo wadamada reer Galbeedka

Dadka Muqdisho ka yimid ayaa aad u cajab galisay Haweenka gawaarida kaligood wata ,lacagaha jidka iska yaalo Dahabka iyo IWM.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by The_Emperior5 »

User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by MJ-Pride »

Waxa soo qaxaya waa Elaay from Bay and Bakool and reer xamar minority. Abgaal dhulkiisuu jooga, habar gedirna gal mudug by u qaxeen
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by Executive »

Damn Xamaris are taking over Hargeisa.




"Dadka Muqdisho ka yimid ayaa aad u cajab galisay Haweenka gawaarida kaligood wata ,lacagaha jidka iska yaalo Dahabka iyo IWM."



looooooooooooooooooooool
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by MJ-Pride »

[quote="Executive"]Damn Xamaris are taking over Hargeisa.




"Dadka Muqdisho ka yimid ayaa aad u cajab galisay Haweenka gawaarida kaligood wata ,lacagaha jidka iska yaalo Dahabka iyo IWM."



looooooooooooooooooooool[/quote]


Looool@ its me or the writer is implying Hawiye as savages who are reer baadiyo? Walle Isaaqu waa wada ina guumeed
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by SahanGalbeed »

Dayum, Somaliland is making me PROUD wallahi!!
Ciidamada ka hor tagga qaxa iyo wixi rabshad kiciya ba , qori caadi oo xabaddu dhuunta u saaran tahay askar sita bay ahayeen iyo wax tikniko wata .
Though , ulaha ay sitaan don't look mean , it doesn't kill.
OUTSTANDING!!

PS: Puntland watch and learn!!
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by Executive »

lol
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by SahanGalbeed »

I mean , Puntland should do the same !! instead of going against protesters and controlling the crowds with technicals , askar bud loo dhiibay oo " helmets" xidhan ha samaystaan !!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by The_Emperior5 »

war tii somaliland way dhaqaaqday and the thing is somaliland dad baa isku dhiiibayaa
Icekristella
Posts: 191
Joined: Mon Jan 07, 2008 6:41 pm
Location: London

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by Icekristella »

Attention to Sahan and Emprior...................

http://www.youtube.com/watch?v=ejM_UruvTAs

They could do more.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by DR-YALAXOOW »

diyaaradaha daalo iyo jubba airaways ee marwaxada yar yar imisa qafood ayey qaadaan, waa ugu badnaan 50 qafood,markaasaad dhaheysaan HARGEYS ayaa qaxooti xamar ka yimid tagey.

airaboorka xamar dad ka dhoofey DOLLAR tikidh diyaaradeed kala baxey oo aan dhameeyn 100 qafood qaxooti maaha sxb. dadka xamar 99% ee dagaalada ka qaxa waxay u qaxaan afgooye marka.jawhar balcad baladweyne xaradheere cadaado.gaalkacyo dhamaantoodna ah dhul nabad 100% ah.

kaliya probogaandada waqooyilander waaye inay ugu yeeraan LABA DIYAARADOOD nooca yar yar airaboorka hargeysa ku dajiyey 50 qafood airaboorka xamar ka soo duuley!!
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by DR-YALAXOOW »

http://www.sdwo.com/
sawiradaan waa diyaarad taagan airaboor aan aheeyn MIDKA hargeysa
second picture waa askar hargeysa ah UNDP uniform u iibisey iyo qalabka mudaaharaadka
3 picture waa SUUQA SARIFKA lacaga hargeysa.


ahahahahahaha waqooyilander 15 wariye reer xamar ayey hargeysa ka tarxiileen ayey maanta southern somalis ku beerlxawsanayaan 50 qafood diyaarad saaran ayaa qaxoooti baddan ah xamar ka yimid,,, ahahaha waa wax lagu qoslo walaahi
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by Goljano Lion »

Only the rich ppl who live in xamar can afford to pay airline tickets and fly to Hargeisa.
poor ppl cannot afford to go to Hargeisa, that is why you see in Hargeisa all the mogadisho middle class families
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: MORE SOMALI REFUGEES FROM XAMMAR COMMING TO SOMALILAND

Post by Goljano Lion »

Puntland should do the same instead of raping lil 8 year girls
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”