New Airport For Burco City

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

New Airport For Burco City

Post by LiQaaye_TDH »

http://www.Buraoonline.tk: 21.01.08

Waxa maanta Shirweyne weyn isko yimi masuuliyiinta gobolka Togdheer, shirweynaha waxa ka soo qayb galay Masuuliyin ka kala socotay Dowlada Somaliland sido kale Ganacsato. Waxgaraad iyo Aqoonyahan uu dhalatay gobolka Togdheer, Shirkaan oo lagu qabtay hoolka weyn ee hotelka City Plaza Iya lagaga wada hadlay Sidi Airportka magaalada Burco oo albaabada loo labay sadex bilood ka hor dib loo loogu furi laha ama Mid Cusub loo dhisi laha, Masuuliyiinti Airportka oo ka hadashay shirkaas iya aad uga cawday dadka Guryaha Ka wada hor dhistay run waygi iyo garoonka Diyaarodoho Fadhiisan lahayen, Shirkaan oo aad loogaga hadlay sidi Airportka looga Rari Laha Magaalada dhexdeeda iya Marki dambe la isko Gartay in laga raro Airportka magaalada Burco, oo loo raro meel uu jirta Yiroowe wax yar oo uu jirta Magaalada Burco 14 km.

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Cabdi Xussein Dheere oo isna goobtas ka hadlay iya ka sheegay: Inay Qurbo joogta Dalka somaliland timaada sanadki 55% yahin Dad uu Dhashay Gobolka Togdheer, oo ah na Dad Dhaqaale aad uu fara Badan geliya dalkooda, oo an laga marmi karin marnaba.
ragg masuulyin ah oo dowlada ka socday Iya iyagona uu balan qaaday inay ka qayb qaadan doonan mashruucan cusub siday ay hore uga qayb qaadan jireen Mashruucyada kale ee dalka lago horumarinayo, waxana loogo baaqay inay Qurbo joogta reer Togdheer qayb weyn ka qaatan Dhiska Airport Cusub ee ( Togdheer Internatinal Airport)

Oday Aqoonyahin oo aad Burco looga Yaqaano magaacisana La yidhaaho Maxmed Yuusuf Cali( Waa Dhag Dhag) iya isagona ugu Baaqay inay Shacabka uu Dhashay Gobolka Togdheer si mideysan uga qayb qaatan Dhiskan Cusb ee laga hirgelinayo Gobolkeena...

LiQaaYe_TDH
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”