(Hargeisa 20/01/08) Qaxii ugu badnaa ebid ayaa soo gaaray shalay galab magaalada Hargeysa kuwaa oo ay soo kala daabuleen diyaaradaha Daalo iyo Jubba
Diyaaradahaan oo keenay maanta ciyaal iyo haween badan ayaa siweyn ugu farxay kadib markii si diiraan ay ugu soo dhaweyeen maamulka Soomaaliland iyo shacabkeeda iyadoona horay u joogeen shacab badan oo ka soo qaxay Muqdisho kuwaa oo si kal kacal ku jira loogu soo dhaweyey
Magaalada Hargeysa oo xiligaan la ciir ciireysa shacab badan oo Soomaaliyeed ayaa waxay ku heystaan amaan aysan waligood ku taamin 18sano ee la soo dhaafay waxayna dadka ka soo qaxay Muqdisho ay ku amaaneen amaanka ka jira Dhulka Soomaaliland iyagoona sheegay in ay caasimada Hargeysa ay ka amaan fiican tahay caasimado badan oo ku yaalo wadamada reer Galbeedka
Qaxii muqdisho ee ugu badnaa ebid oo maanta soo gaaray......
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Qaxii muqdisho ee ugu badnaa ebid oo maanta soo gaaray......
Ilaahay hau gargaaro dadkaas gaal kufri ah kusoo duuleen ayagoo wato dabodhilifyo diinta islaamka ka furtay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 519 Views
-
Last post by biko
-
- 1 Replies
- 341 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 0 Replies
- 1651 Views
-
Last post by qudhac-m
-
- 8 Replies
- 751 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 1 Replies
- 471 Views
-
Last post by vannessa
-
- 8 Replies
- 790 Views
-
Last post by Archerr
-
- 0 Replies
- 199 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 14 Replies
- 772 Views
-
Last post by eyes-only