Is Cadde Muse a Madman or what?
Posted: Wed Jan 23, 2008 9:25 am
Waxaa la yaab ah in maanta uu cade muuse Gudoomiye u soo magacaabo gobolka Sool ayada oo aysan gacanta waxba ugu jirin. Tani waxay cadaynsaa inuu waalanyahay oo uusan miyir qabin.
Beesha dagta gobolada Sool, Sanaag, Iyo Cayn ayaa ah kugu aan aayahooda ka tashan balse iska dhaadhiciyay in maamulka Puntland inuu wax u soo celinayo ayaga oo iska sugay Puntland ayaa soo socota. Halka Cade muuse iyo Af-qudhac ay heshiis hoose la galeen maamulka somaliland.
Cade Muuse iyo Af-qudhac iyo maamulka somaliland ayaa waxay qaxiyeen in kabadan 90 kun oo qoys oo ka qaxay Gobolka sool ee magaaalada lascanood taasi ay isla ogaayeen, halka ay been u sheegeen garaadad iyo cuqaasha ka soo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.
Cade muuse iyo af-qudhacow ma la socdaan in gudoomiyahii Gobolka Sool uu dhex mushaaxayo Hawdka isga oo Habeen iyo Maalin u soo jeeda sidii uu dib ugu noqon lahaa Magaalada Lascaanood, waxaad fur-furtaan uun baad dooneysaan iyo si loo qabsado Gobolka Cayn.
Cadde Muuse iyo ku xigeenkiis Af-qudhac waxba dadka beenta ah ugu sheekaynina waa soo dhamaatay waqtigii beenta la isugu sheekeyn jiray, ee waxaad sameysaan iskaga taga meesha, hadii kale Puntland waa dumaysaa.