CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Hiiraan boy »

TOLOW MA MEREHAN BAA

http://www.gedonet.com/files/stpmas1.gif

Boorar Loogu Baaqayo Diinta Masiixiga Dadka Soomaaliyeed Oo Lagu Soo Dhajiyey Goobo Ganacsi Oo Soomalidu Leeyihiin Ee Ku Yaalla Magaalada Columbus Ee Gobalka OHIO (Arag Sawirka)

Mid ka mid ah Mall-ka waaweyn ee Soomalidu ku leeyihiin magaalada Columbus oo lagu magacaabo International Mall-ka ayaa Waxaa dhowaan lagu soo dhajiyey boorar la doonayo in lagu gaaleeyo shacab weynaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Columbus ee gobalka OHIO.

Boorarka waaweyn ee lagu fidinayo diinta masiixiga ee lagu soo qoray goobo ganacsi oo ay Soomalidu ku leedahay mall-kaasi ayaa waxaa ka mid ah boorarkaasi mid dadka Soomalida loo sheegayo inay soo raacaan Ciise Masiixi, iyada weliba nin Soomali ah Rati dhaan ah wada sawirkiisa lagu kor qoray ISOO RAAC- Sayid Ciise Masiixi oo weliba ay ku qoran yihiin telephonno iyo dadka ayagu masuulka ka ah xayeeysiinta boorarkaasi.

Arrintaan ayaa ah middii la yaab ku riday dadkii shacabka Soomaliyeed ee ku sugan magaaladaasi oo ka mid ah magaalooyinka ugu badan oo dadka Soomalidu ay ku nool yihiin. Waxaana la filayaa in dhowaan magaalada ka bilowdaan kulamo ay soo qabanqaabiyeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomalida ee ku sugan magaaladaasi oo looga arrinsanayo boorarkaan la doonayo in shacabka Soomaliyeed lagu galiyo diinta masiixiga.

Boorarkaan lagu xayeeysiinayo diinta masiixiga ayaa waxaa si weyn ugu xumaaday culumaadiinka iyo dadweynaha Soomalida ee ku dhaqan magaaladaasi. Mid ka mid ah odayaasha magaalada Columbus oo Gedonet ay wax ka weydiisay boorarkaasi ayaa sheegay inay tahay arrin murugo leh, isaga oo sidoo kale sheegayna inay jiri karaan shaqsiyaad Soomali ah oo laga yaabo inay wax la wadaan dadkaan ka dambeeya boorarkan la doonayo in lagu gaaleeyo shacabka Soomaliyeed. Odaygu waxaa ugu baaqay in waalidinta ay caruurtooda ay si wanaagsan oo ku tarbiyeeysan diinta islaamka u baraan caruurtooda iyo isku xirnaanta bulshada Soomaliyeed la xoojiyo ayuu ku soo gabagabeeyey hadalkiisa.

GEDO-NN-Columbus News Desk
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by AbdiWahab252 »

Subaxanallah !
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Hyperactive »

it does matter their qabil ya hiiran boy?
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Hiiraan boy »

hyperactive

maxaa iga rabtaa. i only said maybe their merehan cause columbus merehanka ugu badan.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Hyperactive »

lol hiiranboy.
wahba kama rabo
su'ashada unba la yabay.lol
User avatar
Babygal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3566
Joined: Wed Oct 15, 2003 7:00 pm
Location: Aapsao Alaga dUr for sure...

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Babygal »

so what?

who the hell cares?
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by kambuli »

Not a big deal at all..

I am surprised why Somalis are shocked? Do they think Ohio is Mogadisho, Jawhar etc?

If you are strong with your faith no body can shake you...Haven't you seen how the Sikhs or Hindus are very strong with their faith?

Maxay baase la baqayaan? Xejiso diintaada...Dadka kale diintoodana faraha uga qaada...Waddankoodii ayey joogaan...Diintoodana way fidsanayaan.. Dalkaagaii adiga iska soo gubey..!!!

Alla maxaan dadka ka yaabay... Tanna ma qabyaalad bay gashay!
Somali_4Life
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1996
Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Somali_4Life »

7. If you disbelieve, then verily, Allah is not in need of you, He likes not disbelief for His slaves. And if you are grateful (by being believers), He is pleased therewith for you. No bearer of burdens shall bear the burden of another. Then to your Lord is your return, so He will inform you what you used to do. Verily, He is the All-Knower of that which is in (men's) breasts.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Hiiraan boy »

[quote="kambuli"]

Alla maxaan dadka ka yaabay... Tanna ma qabyaalad bay gashay![/quote]

yaa qabyalaad ka halaya

ma qabyalaad bey noqotay if i say maybe their merehan cause colombus merehanka ugu badan

if it was san diego and i say maybe its ogadeen ma qabyalaad baa??
Somali_4Life
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1996
Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Somali_4Life »

Good for mentioning their tribe. I think many of that particular tribe are leaving islam for prostitution and drugs.Christianity is not against prostitution and drugs.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Shirib »

Stop calling them Somali. If u leave Islam u leave Somalinimo too.
User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by zulaika »

since we talkin' about masiixi biz..just wanna know.. if i like carri underwoods' jesus take the wheel(the song), dambi miyaan ku jidhaa?
User avatar
Antonio81
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 325
Joined: Sat Feb 02, 2008 3:08 am
Location: IL

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Antonio81 »

[quote="Somali_4Life"].Christianity is not against prostitution and drugs.[/quote]


hmnnnn. That was quite a dumb statement dont you think? What religion in the world supports prostitution and drug use?
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by FAH1223 »

its christian missionaries who just happen to use a few somali words they picked up

they give somalis bibles that are written in af soomaali

doubt you will ever find somali christians, there are some, but its nothing

the real problem is the amount of somalis who dont practice Islam or are ignorant of Islam
Somali_4Life
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1996
Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!

Re: CHRISTIAN SOMALIS IN COLUMBUS OHIO

Post by Somali_4Life »

[quote="Antonio81"][quote="Somali_4Life"].Christianity is not against prostitution and drugs.[/quote]


hmnnnn. That was quite a dumb statement dont you think? What religion in the world supports prostitution and drug use?[/quote]

Do you know what is worse than prostitution and drug use?

WORSHIPING JESUS!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”